Odayaasha Beelaha Hawiye, ayaa waxay Magaalada Muqdisho kulakulmeen Wasiirada iyo Xildhibaanada ay isu heybta yihiin, iyadoo kulankaan Wasiirada iyo Xildhibaanada loogu ogolaaday inay xaadiraan shaqada.
Odayaasha Beelaha Hawiye, ayaa waxay dib Wasiirada iyo Xildhibaanada ugu fasaxeen inay ka qaybgalaan fadhiyada ay lee yihiin Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka, si aysan dib u dhac ugu imaan hawlaha shaqo ee Dowladda.
Sidoo kale waxay Odayaashu aqbaleen in Wasiirada iyo Xildhibaanadu la kulmi karayaan Madaxda Dowladda (Madaxweynaha, Ra’iisal Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka), si looga wada hadlo waxyaabaha leesku diidan yahay.
Laakiin Odayaasha, Wasiirada iyo Xildhibaanada Beelaha Hawiye, ayaa waxay isku raaceen inaan wax gorgortan ah laga gelin in Gobolka Shabeellaha Hoose lagu biiriyo Gobolada Baay iyo Bakool.
Xildhibaan Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Beelaha Hawiye, ayaa ku waramaaya inuu cad yahay mowqifka Beelaha Hawiye, isla-markaana aysan si naba u aqbali doonin in Shabeellaha Hoose, la hoos geeyo Maamulka looga arrimin doono Baydhabo.
Xildhibaanka oo Saxaafada la hadlaayay gaba gabadii kulankaan, ayaa wax laga weydiiyay sababta Wasiirada iyo Xildhibaanada loogu ogolaaday inay shaqadoodu sii wataan, wuxuuna sheegay in tani ku timid, iyadoo maalmihii ugu dambeysay uu bilaa koorom u baaqanaayay fadhiyadii Baarlamaanka.
Si kastaba ha-ahaatee arrinta ku aadan Maamulka lagu ansaxiyay Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu abuuray khilaaf siyaasadeed adag, iyadoo aan la aqoon waxa ay isugu soo biyo shuban doonto.
Developing news...
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19075
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
StormShadow
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Developing news...

Anything new breh? cuz this shit is old and lame.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19075
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Developing news...
Ur conniving uncle got some explanation to do
. Good luck to him coz he is going to needed lol.
-
StormShadow
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Developing news...
I have one uncle and he is herding his camels back in somalia, he ain't worried about nun cuz he got that AK and he
Good.
Good.-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing news...
Hilaac21 wrote:I have one uncle and he is herding his camels back in somalia, he ain't worried about nun cuz he got that AK and heGood.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 644 Views
-
Last post by PINK_BUNNY
-
- 9 Replies
- 1567 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 19 Replies
- 1311 Views
-
Last post by greenday
-
- 6 Replies
- 1522 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 10 Replies
- 923 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 4 Replies
- 1388 Views
-
Last post by TeAmo
-
- 12 Replies
- 1316 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 8 Replies
- 628 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 15 Replies
- 1398 Views
-
Last post by Haji7