Shabelle State* Jacfar oo deeq raashin ah geeyay Marka VIDEO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Shabelle State* Jacfar oo deeq raashin ah geeyay Marka VIDEO

Post by 1moonlight »

Gudoomiyihii hore oo Degmada Hawlwadaag Mudane Maxamed Abuukar Cali ( Jacfar ) oo Deeq raashin ah u Qeeybiyay Shacabka magaalada Marka Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Shabelle State.

Start 9:12
please can someone edit this video from 9:11 and post it on youtube?

Maasha Allaah well done Mudane Maxamed Abuukar Cali Jacfar iyo halkanga uu ugu jiro Xoreeynta Maamulka Shabelle State.

Beelweeynta Murusade aad ayaan ugu amaanayaa sida geesi nimada Leh oo eey u taageereen Maamulka Shabelle State.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Shabelle State* Jacfar oo deeq raashin ah geeyay Marka V

Post by 1moonlight »

Halkaan ka dhageeyso Calaacalka beesha sixirka ee Biimaal oo digniin u diray Gudoomiyihii hore ee Degmada Hawlwadaag Mudane Maxamed Abuukar Cali Jacfar iyo beesha uu ka soo jeedo ee Murusade Hawiye.

http://markacadey.com/2014/07/03/dhagey ... jufadiisa/

walaahi Biimaal Murusade ayeey isku soo jeedin rabaan ama eey daan daansanooyaan. Murasade cid wax ka qaadi karto oo ilaaheey ka aheen majiro, oo Ciidanka Dowlada Murusade wuu ka buuxaa Alshabaab na Murusade wuu ka buuxa, ee beesha sixirka waxeey isku soo jeediyeen Libaax ka sii jeedo.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: Shabelle State* Jacfar oo deeq raashin ah geeyay Marka V

Post by libaaxyare »

1moonlight wrote:Halkaan ka dhageeyso Calaacalka beesha sixirka ee Biimaal oo digniin u diray Gudoomiyihii hore ee Degmada Hawlwadaag Mudane Maxamed Abuukar Cali Jacfar iyo beesha uu ka soo jeedo ee Murusade Hawiye.

http://markacadey.com/2014/07/03/dhagey ... jufadiisa/

walaahi Biimaal Murusade ayeey isku soo jeedin rabaan ama eey daan daansanooyaan. Murasade cid wax ka qaadi karto oo ilaaheey ka aheen majiro, oo Ciidanka Dowlada Murusade wuu ka buuxaa Alshabaab na Murusade wuu ka buuxa, ee beesha sixirka waxeey isku soo jeediyeen Libaax ka sii jeedo.
Shabelle State is moving forward and its real now and I dont know if you know this but Jacfar is now Wasiirka arrimaha gudaha ee Shabelle State and he is a good when it comes paying Salary to the Troops. Ciidamada hadda jooga ee HG asaga eyey hoostagaan waxaa maalmaha amma bilaha soo socda la sheegay in Murudsade iyo waliba mudulood ciidamadooda sidoo kale Garre, tunni iyo gugundhabe in ay soo xaadiraan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”