Gudida dhalinyarada Bancade iyo Karaman oo ka hirgeliyay xafiis baladhaan magaalada Hargeisa ee casiimaada Somaliland,
xafiiskan oo lagu talogalay inu ururka hormaariinta deegaanka Bancade iyo Karaman ka shaqeeyo iyo isku xidha dhalinyaarada
deegaankan balaadhan degta. Waxqabad wanaagsan ayaa waxa horseeday gudoomiyaha ururka Bancade iyo Karaman ee Dr Axmed
iyo gu-xigeenkiisa ee Dr Mursal iyo dhamaan xubnaha ka miid ah gudiida.
http://ruuntanews.com/?p=44














