the truth is getting more popular!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

the truth is getting more popular!

Post by sahal80 »

After the baseless hoohaa that was spreading in the early days, the insiders are getting these days their space to say a different stuff!. Feel sorry for the old timers, the thick naïve ones and the clueless trolls :lol:

Notice: I dont agree with his dragotary terms and all what he says I also deleted some stuff to stay on the topic!

"Waa laba nin oo siyaasadda dalka meel xun ka riday. Cabdikariim Xuseen Guleed oo amnigii dalka la degay iyo Faarax Cabdulqaadir Faarax “Sakiin” oo cadaaladii dalka qar ka tuuray welina ku magaacaban Wasiirka Madaxtooyada iyo Waasiirka Cadaaladda asaga oo weli ka arrimiya Madaxtooyada uu rabo hadeer inuu bedelo Agaasimaha Guud ee ku meel gaarka ah Thabit Cabdi oo runti hawl wacan qabtay. Waxaa qorshihiisu yahay in uu booska keensado nin qurbo jog Mareeykan ka yimid oo Cali Balcad lagu magacaabo oo uu Faarax u maamulan karo siduu doono, taas oo keeni doonta in talada dalka hogaankeeda maalin cad la wareego. Nasib daro waxaa halkaas ku lumay Cadaaladdii iyo Nabadgelyadii la sugaayey.
Faarax iyo Cabdikariim xoolo ku filan way heleen marka la xisaabo lacagaha Emirates, Qatar Fund, FPEN, SIMAD iyo shirkadaha dhismaha iyo qalabeynta ay gaar u leeyahiin iyo Daaraha dheer dheer oo ay Xamar ka dhisanayaan. Markani waa inay booska baneyaan si loo helo dad dalka jecel oo wax u qabta. Waxaa cadaatay haddii aan Soomaali nahay marka horeba inaan dad xun nahay oo xaasid ah oo aan is jecleyn oo is quursada waxna aan isku ogoleyn ama isu cafin.
Waxaa dalkeena ku habsaday madax aan masuuliyad iyo wadaniyad lahayn oo xoolo uruursi iyo nin jecleysi ku shaqeeyso iyo balaayada ugu tunka wayn ee Qabyaaladda la yiraahdo. Dawladii ugu dambeysay ee KMG ahayd Nin Shariif Xasan”Sakiin” la yiraahdo oo isna ka ag dhowaa Madaxweynahii xiligaas Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa dalka bohol ku riday oo musuq maasuq lamabarka dunida ugu dambeeya gaarsiiyey Soomaaliya inay noqoto.
Tan hadda jirtana nin la yiraah Faarax Cabdilqaadir “Sakiin” ayaa gobolaysi qabiil iyo cadaalad darro dalka geliyey iyo inuu mar walba jecel in asaga laga amar qaato dhanka Agaasinka madaxtooyada. Wuxuu Baarlamaanka ku tilmaamay furahooda inay lacag tahay. Baarlamaanku way ku saxsan yahay xilligaan inay afti ka keenaan ninka oo yiraahdo Faarax Cabdulqaadir oo la shaqeyaa hay’ado sir ah oo dalal aan deris la nahay iyo kuwo carbeed laga leeyahay.
Waxaa ayaan daro ah in markii Xasan Sheikh loo dooratay Madaxweyne Soomaaliyeed in dadku ku taamayeen in dawlad wanaagsan la helay. Nasiib darro labada nin ee kor ku magacaaban ayaa bohol tii hore ka daran dalka geliyey . Cadaalad daro iyo Amnigii oo faraha ka baxay. Maleesho beeleed boliis iyo ciidan laga dhigay oo weligood wax xalaal ah aan cunin iyo madax aan aqoon lahayn oo xoolo uruursi u joogo inay xawilaadaha wax ay dhaceen dibedda ugu dirsadaan ama Ganacsato xaraan ku noolayaal ah wax ku darsadaan. Cadaaladdii oo lagu riday god dheer. Guddi cadaalad oo aan lala tashan, sharciyo la horgeeyo barlamaanka ayada oo gudiyadii cadaaladda ka manaqishoon iyo xeerka Federaalka oo lamarin habaabiyo ayada oo aan wasaaraddii ku shaqada lahayd lagala tashan.
Wasaaradda Cadaaladda waxay ku daadashay in dadkii masaakinta aha ee Xamar nolosha uu soo doontay IDP’s (Internally Displaced People) in la kala eryo oo ay qaar Xamar Gaajo iyo macluul ugu dhimanayaan. Xoolaha yaboohda ah oo dalalka Saxiibada Somaaliya siiyeen oo masakiinta loogu tala galayna in Ganacsato suuqo ku iibiso ayada oo dad masakiin ahi macluul ugu dhimanayaan. Waxuu ku yiri Wasiirka cadaaladda dadkii dalka u soo gurmaday inay masakiinta cawimaan halkan wax masakiin ma joogto ee ee waa dad mashaqeysteyaal ah.
Arrimaha Federaalka. Wuxuu Ethiopia ku saxiixay heshiis Jubaland la yiraah oo aan afti loo qaadin oo aan dadka Gobolada deggan lagala tashan. Wuxuu taageeray heeshiis 3 Gobol la yiraahdo oo aan laga fiirsan inay goboladaas is raaci karaan. Wuxuu ku masquul sanyahay in Hiiraan iyo Shabeelad Dhexe laysku daro iyo in Mudug iyo Galgaduud laysku daro si maamul goboleedyo loo helo oo u dhigma## Taas oo dalka ka sameynayso 6 Land oo qabiil ku salaysan oo aan weligood heshiinin si wadamada deriska ah garwadeen ugu noqdaan siyaasadda dalka sabtoo ah Soomalidu ayaga ayaan is jecleyn dhexdooda oo Allah Subxaana Wa Tacaala ku maneystay dhul qani ah iyo dad aan tiro badneyn. Waxaan filaynaa in isku shaandheynta golaha Wasiiradda lagu soo darin kol ka dhow Cabdikariim iyo Faarax oo aan wax sumcad ah ku dhex lahayn Umadda ay metalaan.
W/Q: Jaamac Maxamed Nuur ED PHD
Springfield, Massachusetts
Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Xoghoose.com
SHARE-GAREEY QORAALKAAN"
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: the truth is getting more popular!

Post by Even123 »

brother sahal I'm confused here, is this man criticising the SFG or is he trying to analyz???
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: the truth is getting more popular!

Post by sahal80 »

Even123 wrote:brother sahal I'm confused here, is this man criticising the SFG or is he trying to analyz???
He's criticising and there are others too...but my point is who makes these agendas not agreeing with his agenda!

I said few days ago that guleeds last card to strengh his position in the govt is arranging the central state(galgaduud&southren mudug) now we see his man becoming the national security and him being the political advisor of the president so guleed is empowers himself with his bases in the security as the real boss, he still there

The same way farah empowers himself with his regional allies

So others have no basic roles in this except being allied or approving it.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: the truth is getting more popular!

Post by Murax »

:lol: :lol:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: the truth is getting more popular!

Post by Even123 »

Murax wrote::lol: :lol:
Sxb murax

what's with you these days, why are you so anti SFG weren't you a supporter a month or two ago, so why the sudden change!?!?


Brother sahal,
Guleed and Faarax empowerment in the government is an empowerment for the centralist, so even though the security has been bad lately, all support for the DJ should be extended only as long they pursue the pro centralism agenda and its implementation within the government.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: the truth is getting more popular!

Post by sahal80 »

Even123 wrote:
Murax wrote::lol: :lol:
Sxb murax

what's with you these days, why are you so anti SFG weren't you a supporter a month or two ago, so why the sudden change!?!?


Brother sahal,
Guleed and Faarax empowerment in the government is an empowerment for the centralist, so even though the security has been bad lately, all support for the DJ should be extended only as long they pursue the pro centralism agenda and its implementation within the government.
I'm just revealing their tactics and of course each ones domination acccompulishes the other and empowers the regime at the end. What I mean is the more cards you have the more power you have. At the moment all the new agreements was reached by farah so he will have more roles to look after these settlements with the help of the pm

Guuleed has to get the cental and xamar blocs for the regime, hassan sheekh will help him in this up to hiiraan.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: the truth is getting more popular!

Post by thegoodshepherd »

sahal80 wrote:the central state(galgaduud&southren mudug)
Southern Mudug is NOT a gobol, Hiraan must join galgadud. It would be compleltly UNCONSTITUTIONAL for Southern mudug to be considered a gobol.
Hiraan or middle shebelle must join Galgadud for a central federal state to form.
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: the truth is getting more popular!

Post by Even123 »

thegoodshepherd wrote:
sahal80 wrote:the central state(galgaduud&southren mudug)
Southern Mudug is NOT a gobol, Hiraan must join galgadud. It would be compleltly UNCONSTITUTIONAL for Southern mudug to be considered a gobol.
Hiraan or middle shebelle must join Galgadud for a central federal state to form.
Sxb anaga reer koonfurta mudug will join galgaduud and with that we shall become a federal state whether you like or not!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: the truth is getting more popular!

Post by sahal80 »

This is the third time I'm telling you this, we are fasting so pls stop ciyaarta!
thegoodshepherd wrote:
sahal80 wrote:the central state(galgaduud&southren mudug)
Southern Mudug is NOT a gobol, Hiraan must join galgadud. It would be compleltly UNCONSTITUTIONAL for Southern mudug to be considered a gobol.
Hiraan or middle shebelle must join Galgadud for a central federal state to form.

thegoodshepherd wrote:
How can southern Mudug be a Gobol? I thought that 2 gobols and more meant the original 18 gobols. How can Hiiraan become a Federal state on its own? is that not opposed to the 2 gobols and more requirement?



that's your own tafsiir! Peoples in two/of two gobols can form a state!

Anyways thats the official policy!

"After puntland and jubba, there remain 7 regions yet to conduct mergers ICLUDING SOUTHREN MUDUG(shows galmudug in the chart) this implies the establishment of 2-3 more regional states"

If we put the remainig as three, will be southren mudug-galgaduud, hiiraan and middle shabelle, bay, bakool and lower shabelle. There you got 7 provinces!!

Including southren mudug

Link ninka hawshaan kujira aa soo post gareenaa after iftaarka
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”