J
aamacad ku taala magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay gashay heshiis ay maydad uga qaadanayso Jaamacada Kenyatta ee ku taala Nairobi.
Maydadkaan ayay jaamacaddu sheegtay inay u adeegsandoonto inay ardayda caafimaadka barata u adeegsadaan qaliinka nuucyadiisa kala duwan si ay aqoontooda kor ugu qaadaan.
Jaamacada ayaa helayso maalinta berito ah oo axad ah ilaa shan mayd oo uga imaandoono dhinaca jaamacadda Kenya. Iyadoo la sheegay inuu hishiiskaan qaatay muddo sanad ku dhow.
Dr Cusman Feytaan oo ah madaxa qeybta caafimaadka ee jaamacada Soomaaliya oo la hadlay BBC-da ayaa la weydiiyay sababta ay maydad uga doonanayaan dalal kale iyadoo Muqdisho maalin walba ay dad ku dhinteen wuxuuna ku jawaabay”

So it's okay as long as the dead bodies are not muslim or somali?Waa markii ugu horeysay oo Jaamacad kutaala Soomaaliya ku dhaqaaqdo tilaabo caynkaano oo kale ah tan iyo wixii ka dambeeyay bur burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
