Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in Maydh
Moderator: Moderators
- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
Congrats to the fellow Somali territory on the developments. Maydh my 'ancestral homeland' 

Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
Are you threating me with a paper flag over my head?
Cause This is What I have Over Your Head.

Cause This is What I have Over Your Head.

Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
A Decade Behind Puntland....As We Say Ku Dayo Puntland!!!

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Oodweynenews caughts up with it.
Magaala-Xeebeedda Maydh Oo Mishiinno Laydh Iyo Beref-dhaliyayaal Waaweyn La Gaadhsiiyey
Ceerigaabo(OWN) Maayorka Magaala-xeebeedda Maydh ee gobolka Sanaag Prof-Xuseen C/raxmaan Sheekh-Siciid ayaa wuxu maalintii Axadda halkaas gaadhsiiyey
laba mishiinnada waaweyn oo loo adeegsado korontada iyo sidoo kale laba Beref-dhaliyayaal ah waxana Maayorku Oodweynenews uga xog warramaya qalabkan iyo
meelaha ay ka heleen iyo weliba manaafacaadka ama faa’iidada ay bulshada u leeyihiin uu hadalkiisa ku bilaabay sidan
“Mishiinkan laydhka iyo Beref-dhaliyahani waxa iska leh degmadan Maydh waana labadii mashruuc ee aannu ka dalbannay hay’adda CARE oo kala ah mishiinkan laydhka
iyo beref-dhaliye oo labadaba hay’addani noogu deeqday”.
Isagoo Maayorka Maydh ka hadlaya mishiin iyo beref-dhaliye labaad oo iyagana degmada lagu soo kordhiyey wuxu yidhi “Mishiinka laydhka iyo Beref-dhaliyaha labaadna
waxa iska leh shirkadda kalluumaysiga ee Zekia oo iyaguna gaar ahaantooda degmada ugu soo kordhiyey waxyaabo kaloo bandanna waa filaynaa insha’ allaahu”.
Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu intaas kusii daray “Dhammaan mishiinnadan iyo beref-dhaliyayaashani waa horumar qiimo badan oo maammulka iyo bulshada degmadan Maydh ku tallaabsadeen waana wax degamda usoo kordhay waxana laga helayaa faa’iidooyin badan hadday tahay xagga korontada joogtada ah oo aan hore u jirin iyo xagga
ganacsiga oo tusaale ahaan halkii doonyaha kalluumaysiga wiilka soo kalluumaystay maaddaama aanu waqti badan hayn karayn kiilooga ka siin jiey $ 0.50 maanta
markuu helo laydh joogto ah iyo berefkii uu isticmaali waxa u suurta gelaysa inuu ilaa $ 3.00 kiiloogii ka siiyo”.
Ugu danbayntiina wuxu intaas kusii daray “Waxa kaloo mishiinnadan iyo beref-dhaliyayaashani u saamaxayaan in badan oo bulshada xilliyadan xagaaga ah ka hayaami
jirtey magaalada ay kusii negaan karaan oo aanay jirin wax duruuf oo khasab kaga dhigaysa bulshadu inay xilliyadan oo kale ka xagaa-baxaan magaaladooda”.
Sikastaba ha ahaatee muddadii uuu degmadan maayorka ka ahaa Prof-Xuseen C/raxmaan ayaa waxa muuqata horumar badan oo la taaban karo oo degmadaasi ku
tallaabsatay siiba dhinacyada nolosha aasaasiga ah sida waxbarashada caafimaadka biyaha korontada isgaadhsiinta iwm taasoo wax badan ka beddeshey duruufihii
nololeed ee xilliyadii hore ka jiri jirey magaalada Maydh.

http://oodweynemedia.com/magaala-xeebee ... adhsiiyey/

Karin Do you know where the three owners of Zakia Fishing Company hail from? Apparently they operate mainly in Maydh and are building a new headquarters there.

http://www.zakiafishing.net/

http://www.zakiafishing.net/
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
knet wrote:A Decade Behind Puntland....As We Say Ku Dayo Puntland!!!

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
knet wrote:
Dhabayaco boy How many times you wanna get exposed
FROM WIKIPEDIA
Camp Lemonnier
Military post
Camp Lemonnier is a United States Naval Expeditionary Base, situated at Djibouti's Djibouti-Ambouli International Airport and home to the Combined Joint Task Force - Horn of Africa of the U.S. Africa Command. Wikipedia

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
I think they Mc From uk, But i will get full information soon,MrPrestige wrote:Karin Do you know where the three owners of Zakia Fishing Company hail from? Apparently they operate mainly in Maydh and are building a new headquarters there.
http://www.zakiafishing.net/
Also they bought the ice making machine and properly sell it to the local fisher man and buy fish from them aswell, Maydh is developing fast, i was there in 2010 and nothing was happening there. But now i know a lot of ppl who are investing there, the only downfall maydh has its the tabca road and the port which will need a lot of money, if they rise money like the ceerigaabo road especially by the Diaspora , they will have the needy fund under 2years inshallah
http://www.zakiafishing.net/[/quote]
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
A Decade Behind Puntland....As We Say Ku Dayo Puntland!!!

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Sanaag Navy Seals Headquarters under construction in May
[/quote]Karin wrote:I think they Mc From uk, But i will get full information soon,MrPrestige wrote:Karin Do you know where the three owners of Zakia Fishing Company hail from? Apparently they operate mainly in Maydh and are building a new headquarters there.
http://www.zakiafishing.net/
Also they bought the ice making machine and properly sell it to the local fisher man and buy fish from them aswell, Maydh is developing fast, i was there in 2010 and nothing was happening there. But now i know a lot of ppl who are investing there, the only downfall maydh has its the tabca road and the port which will need a lot of money, if they rise money like the ceerigaabo road especially by the Diaspora , they will have the needy fund under 2years inshallah
http://www.zakiafishing.net/
I see. That is great, we need to encourage the diaspora to build more homes there so it can become a large coastal town. From Ceerigaabo to Maydh
it is 51 km, it shouldn't cost much to build a smooth road there, however what might cost much is reconstructing the tunnel and making it wider for car
access.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1458 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 16 Replies
- 1264 Views
-
Last post by anzeloti
-
- 3 Replies
- 468 Views
-
Last post by surrender
-
- 12 Replies
- 1105 Views
-
Last post by Arabman
-
- 10 Replies
- 128 Views
-
Last post by Arabman
-
- 0 Replies
- 466 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 3 Replies
- 1282 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 659 Views
-
Last post by XKeyse_
-
- 34 Replies
- 5582 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN