if Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil was a war criminal than why was he named as head of the police?
Maybe he is a changed man, me personally i believe in Forgive and Forget but if we want Soomaaliweyn to Unite why choose a person who is in the list of Somali war criminals? There are millions of other Somali men and women who can do this job.
By the way this video proofs the isaaq clan were a victim of Siyaad Barre regime and that all they wanted was justice.
The old isaaq people were smart and well educated walaahi the new isaaq generation are Mirqaan and all they do is insult all Somali clans, insult and laugh at the suffering of the people of South and Central Somalia it's sad walaahi.
here is a video of the new wanted Head of the Somali Police.
you can see him speak in this video from 3:58
well done Caasimadda.com i hope KeydMedia.net will also show the hundreds of Somali war criminal videos they have to the public.http://caasimadda.com/caasimada-online- ... lia-daawo/
Ottawa (Caasimada Online) - Sida aan horey u shaacinay, taliyaha cusub ee booliiska Somalia, General Maxamed Xasan Ismaciil, waxa uu WANTED ka yahay, oo uu kasoo baxsaday dalka Canada, kadib markii ay dacwad ka gudbiyeen dad uu dhibaatooyin ugu geystay Somalia.
Maxamed Xasan Ismaaciil Faarax, oo ahaa taliyihii nabad sugidda gobolka Banaadir, xilligi doowladi kacaanka, waxaa Canada looga haystaa dambiyo ay ka mid yihiin, dil, jir dil, kufsi iyo boobka hanti dadeed.
Maxamed oo markii ay dhacday dowladdii kacaanka kadib iska dhiibay dalka Canada, ayaa kasoo cararay kadib markii barnaamij ka baxay taleefishinka CBS uu baahiyey sirtiisa iyo dhibaatooyinkii uu ka geestay dalka Somalia.
Barnaamijkaas lagu magacaabo 5TH ESTATE, oo baxay October 7, 1992, waxaa lagu soo qaatay General Maxamed Xasan iyo laba nin oo kale oo xlligii kacaanka dambiyo waa weyn ka geystay Somalia.
Waxaa sidoo kale barnaamijka lagu warreysanayaa qaar ka mid ah dadkii uu General Maxamed dambiyada ka galay, oo sidii ay wax u dhaceen ka sheekeenaya.
Kaddib dadaal dheer, waxaa Caasimada Online u suurta gashay inay soo hesho video-ga barnaamijkaas, ku dhowaad 22 sano kadib markii la sii daayey.
Wixii markaas ka dambeeyey General Maxamed waxa uu kasoo cararay dalka Canada, waxaana illaa iyo hadda, si aad aah looga doon doonayaa dalkaasi, si loo maxkamadeeyo, waxaana uu ku dhuumanayey magaalada Nairobi.
Ra’iisul wasaare Cabdi Weli, oo ay ninkan isku reer dhow yihiin, ayaa dhowaan xilka taliyaha booliiska Soomaaliya u magacaabay, isaga oo mar kale dib ugu soo celiyey dadkii uu horey u gumaaday ee reer Muqdisho iyo Soomaali ba, waana nasiib darro ku tuseysa sida Cabdi Weli uu dalka ugu ciyaarayo.