Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by THE_TRUTH1 »

Duqa Magaaladda Muqdisho oo soo Bandhigay qorshaha Xasilinta Caaasimadda“SAWIRRO”
Published on July 31, 2014 by Cilmi Waare · No Comments · 198 views
Guddomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta u soo bandhigay mas’uuliyiin isugu jiray wasiiro iyo saraakill heer qaran iyo mid gobolba qorshaha xasilinta caasimada muqdisho.

Qorshahaan ayaa waxaa soo diyaariyay guddi Amni uu gudoomiye u yahay Guddomiyaha G/banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho oo waayahaan ku howlanaa diyaarinta qorshahaasi.

Kulanka oo ka dhacay xarunta dhaxe ee Maamulka G/banaadir ee Dagmada Hiriwaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro sida wasiirka Amniga Qaranka iyo Gaashandhiga, sidoo kale waxaa goob joog ahaa agaasimaha nabad sugidda qaranka ee somaaliya, taliyaha ciidanka booliska ee soomaliya, gudomiyaha maxkamdda sare ee ciidamada qalabka sida iyo saraakiil kale.

Qorshaha ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay wasiirka Amniga Qaranka,iyadoo maalmaha soo socda la filayo in la horgeeyo golaha wasiirada si ay u meel mariyaan. :up:

Shacabka soomaaliyeed oo ku dhaqan caasimadda ayaa ka war dhowraya go’aanka ka soo bixi doona golaha wasiirada,iyadoo qubaro dhowr ah oo Amni ay qabaan in ay sharci tahay in amniga G. Banaadir lagu wareejiyo guddomiyaha Gobolk, iyadoo ay hay’adaha amniga ee heer gobol sida Nabad sugidda iyo Booliska ay si toos ah uga amar qaadan doonaan guddomiyaha gobolka Banaadir. :up: :D
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by AbkoowDhiblaawe »

:myman: good too see my cumar galmaax folks calling the shots in MOG town. 8-)
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by THE_TRUTH1 »

Muungaab needs soldiers Hit squad the man nearly escaped death week ago .....

We're is mujaahiid Musa Sudi Yalahow ...... :up:
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by SomaliDefenceCouncil »

Mogadishu is more peaceful than dusty Garoowe village
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by thegoodshepherd »

SomaliDefenceCouncil wrote:Mogadishu is more peaceful than dusty Garoowe village
Image
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Nabad sugidda iyo Booliska will be under Muungaab

Post by SomaliDefenceCouncil »

In Garoowe village people fight each other over food.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”