Puntite Students Abroad Graduate with Highest Honors!!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Puntite Students Abroad Graduate with Highest Honors!!

Post by Righteous »

Boqolaal Ardey Soomaaliyeed ah ayaa dhowaan ka qalin jabiyey Jaamacadaha Ku yaal Adis ababa kuwasoo aad uga dhexmuuqdey ardaydii kale.
Dhowaan qalin jabintii u dambeysay ayaa afar ardey oo reer Puntland ahi waxay galeen kaalimaha Kowaad iyo labaad kuliyadaha ay ka qalin jabiyeen, Waxaa kaloo indhaha soo jiitey in afardaan ardey ay gabi ahaan kasoo baxeen Dugsiga sare ee Cumar Samatar oo ku yaal Magaalada Gaalkacyo.
Waa kuwaan magacyada afarta ardey iyo mid walba kuliyadiisa booska uu ka galay.

)1) C-naasir Cabdi M-ed . Public Health (Midco Biomedical University Collegue) wuxuu noqdey ardeyga 2-aad
2) M-ed Cabdi Cali. Accounting and Finance (New Generation University Collegue) wuxuu noqdey 1-aad
3) Jaamac Xasan Sociology and Social Anthropology. Central University. Wuxuu noqdey ardeyga 2-aad
4) Axmad Cabdi-Kheyr Maxamad. Laboratory. Central University. Wuxuu noqdey ardeyga 2-aad.


Dalalka ay Ardayda Soomaaliyeed waxbarashada u aadaan ayaa la xaqiijiyey in Ardeyda ka yimaada Puntland aad looga qiimeeyo goobaha waxbarashada iyadoo lagu qiimeynayo waxbarashadooda aasaasiga ah oo aad u sareysa.
------


4 Puntite students from Cumar Samatar Highschool in Gaalkacyo have graduated with the highest grades. NO MEDIOCRE!!

Image
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Puntite Students Abroad Graduate with Highest Honors!!

Post by Chinaman »

Mashallah :-O Well done to the Ardeey! Puntland students are always making us proud :blessed: :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntite Students Abroad Graduate with Highest Honors!!

Post by quark »

:up:
User avatar
jamal9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2972
Joined: Tue Jul 02, 2013 2:41 pm
Location: Life is a bitch then you become one

Re: Puntite Students Abroad Graduate with Highest Honors!!

Post by jamal9 »

bs, nobody gives a flyin fak
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”