Sep 25, 2014 - jawaab

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxa ay sheegayaan inuu gaaray madaxweynaha maamulka Galmudug State Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid)
Diyaarad ka qaaday magaalada Muqdisho ayaa geysay Cadaado Madaxweyne Cabdi Qeybdiid,

waxaana lagu soo warramayaa inay si heer sare ah ugu soo dhoweeyeen masuuliyiinta maamulka Ximin iyo Xeeb iyo shacabka Magaaladaasi Cadaado.
Muran ka taagan maamulida garoomada Gaalkacyo ayaa sabab u ah in madaxweynaha Galmudug uu ka dagi waayo magaalada Gaalkacyo…




Dashikis 



