Very Romantic Faarax

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Very Romantic Faarax

Post by kambuli »

I heard in a slightly different version:

Shiikh Cabdullaahi wuxuu ku furey naagta 3 arrimood: Wuxuu yidhi:

1. Kolkaan guriga soo galo ayuumbey odhan,:
"Xabiibi"..Anna waxaan odhan:
Naa aniga S. Cabdillaahi ayey hooyadey ii bixisey.

2. Markay cuntada ii keento ayey gacanta la soo geli;
Anna waxaan odhan:

"Naa raashinka gacantaada iiga daa, hambo nin weyn baan kuu hambeyn eh""

3. Markaanu sariirta tegno, yey gacanta ila soo aadi..anna waxaan odhan:

" Naa gacan taada iga deyso, anaa iska godlan eh" :clap:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Very Romantic Faarax

Post by SultanOrder »

Somalis are romantic, just behind closed doors. :lol:
waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Re: Very Romantic Faarax

Post by waayeel101 »

kambuli wrote:I heard in a slightly different version:

Shiikh Cabdullaahi wuxuu ku furey naagta 3 arrimood: Wuxuu yidhi:

1. Kolkaan guriga soo galo ayuumbey odhan,:
"Xabiibi"..Anna waxaan odhan:
Naa aniga S. Cabdillaahi ayey hooyadey ii bixisey.

2. Markay cuntada ii keento ayey gacanta la soo geli;
Anna waxaan odhan:

"Naa raashinka gacantaada iiga daa, hambo nin weyn baan kuu hambeyn eh""

3. Markaanu sariirta tegno, yey gacanta ila soo aadi..anna waxaan odhan:

" Naa gacan taada iga deyso, anaa iska godlan eh" :clap:
: :deadrose:

tii iigu qosolka badnayd waxay ahayd
inan da' yar iyo islaan dadki hore kasoo hadhay aya isugu faanay ragga midkee ma kuwii hore mise kuwan.
wax ay wadaanba waxa soo xidhay hadalki islaanti. waxay tidhi hooyo ragg wa kuwii hore odeygi aw-cige mar hadu kadinka kasoo galo aniga gabadu halka madax yal.. yal.. yal.. ila wa beriga :lol: :lol: :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”