Shiikh Cabdullaahi wuxuu ku furey naagta 3 arrimood: Wuxuu yidhi:
1. Kolkaan guriga soo galo ayuumbey odhan,:
"Xabiibi"..Anna waxaan odhan:
Naa aniga S. Cabdillaahi ayey hooyadey ii bixisey.
2. Markay cuntada ii keento ayey gacanta la soo geli;
Anna waxaan odhan:
"Naa raashinka gacantaada iiga daa, hambo nin weyn baan kuu hambeyn eh""
3. Markaanu sariirta tegno, yey gacanta ila soo aadi..anna waxaan odhan:
" Naa gacan taada iga deyso, anaa iska godlan eh"

