UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disruption

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disruption

Post by SayyidUmar »

N. Kay oo ka Hadlay Xiisadda Somaliland

War kasoo baxay xafiiska UNSOM ayaa lagu sheegay in Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia, Nickolas Kay uu aad uga welwelsan yahay gacan ka hadalka Sabtidii shalay ahayd ka dhacay gudaha baarlamaanka Somaliland. Warka ayaa xusay in ay jiraan xubno ka mid ah baarlamaanka oo la xirxiray, gacan ka hadalkii dhacayna, sida hadalka QM lagu sheegay, uu keenay in xildhibaaanada qaarkood uu dhaawac soo gaaro.

Ergeya Gaarka ah Nickolas Kay oo warbixinta lagu soo xigtay ayaa sheegay in “Somaliland ay horumar dhinaca doorashooyin dimoqraadi ah sameynaysay, gacan ka hadalkuna uu horumarkaas dib u dhigi karo.” Nickolas Kay ayaa intaas ku daray “Dhamaan dhinacyada waxaan ugu yeerayaa in ay si xakameeyaan, hanaanka Dimqoraadiga ahna si buuxda loo ixtiraamo.”

http://www.voasomali.com/content/article/2521941.html
Last edited by SayyidUmar on Sun Nov 16, 2014 2:10 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Octavius
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1689
Joined: Thu May 08, 2014 3:00 pm
Location: Oh Allah, I ask of you peace & faith in this world & in the hereafter

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by Octavius »

He should mind his own damn business, cheeky bastard
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3556
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by TheGrumpyGeeljire »

Waa kalab. He should mind his effin business.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by KingWaslawi »

SayyidUmar wrote:Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland, gaar ahaanna qilaaf Golayaasha maamulkaas ka dhex jira oo saameeyay amniga bulshada.

Danjire Kay o War-murtiyeed soo saaray ayaa arrin laga xumaado ku sheegay rabshado ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamanka Somaliland, halkaas oo ay Mudanayaashu muran rabshad dhaliyay wadaageen.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay jiraan warar sheegaya in qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka laga yaabo in la xiray, iyadoo rabshadaha ay horseedeen khasaarooyin kale.

“Somaliland waxay horumar ka sameyneysay doorashooyinka dimuqraadiga. Rabshadaha waxay dib u celin karaan horumarrada la gaaray,” ayuu war qoraal ku yiri Danjire Nicholas Kay.

Wuxuu ugu baaqay dhammaan xisbiyada inay is xakameeyaan, iyadoo si buuxda loo xushmeynayo hannaanka dimuqraadiga.
Quoted from Wanlaweyn websites.
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by SayyidUmar »

Last edited by SayyidUmar on Sun Nov 16, 2014 2:14 pm, edited 1 time in total.
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by SayyidUmar »

KingWaslawi wrote:Quoted from Wanlaweyn websites.
Unfortunately, i could'nt find any somaliland websites that are reporting this news so far, but i found it on voa and hadhwanag and have updated it.
Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: UN: Nicholas kay condems SL govt. parliamentary disrupti

Post by Sanbalolshe »

Cirro is going. And neither that useless cracker nor the stone throwing HY palestinians can do anything about it. One day to go lool.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”