''Walaalayaal xabada joojiya ! Ayaandaro weyni wa waalka Dil, ama
Isagu ha ku dilo. Waxad tihiin kuwii ama dhasha kuwii naftooda u soo huray
Xoriyada, hanashada Gobanimada iyo midnimada Somaalieed, Waxaynu
nahay dad Muslim ah, isku af, Diin iyo dhaqan ah. Taariikhdeena sharafta
lihi wa tii walaalnimada, midnimada iyo Somaalinimada, wa tii aynu
Gumaysigii cadowga ahaa ku jebinay. Dadka wax gaarayaan wa dadkaagii,
hantida burburaysa waa hantidaadii, Somaaliya Ha_ Noolaato".
Hagame Maxamed Saalax Ladane, Cali Shido Cabdi iyo Sh. Maxamuud
Maalinguur 11.01.91
Baaq Nabadeed
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 2059 Views
-
Last post by Niya
-
- 3 Replies
- 704 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 266 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 538 Views
-
Last post by Samatr
-
- 9 Replies
- 674 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by Ducaysane_87
