A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by knet »

No more Constitutional Issues, Or stealing Scholarships Or for that matter Stealing Healthcare funds as two former Puntland Ministers and former Puntland Business Council head take 3 key posts. :ugeek:

Image
Image

Minister Of Health Iyo Minister of Education & Minister for Constitution goes to Puntland. :mrgreen: :clap:

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland oo Wasiir ka noqdey Xukuumada Cusub ee RW Cumar Cabdirshiid
Saciid Xuseen Cabdi Ciid Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland ee dhowaan xilkaas wareejiyey ayaa loo Magacaabay Wasiirka Caafimaadka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Mudane Ciid ayaa wuxuu in mudo ahaa Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland.

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Dowlada Puntland Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir ayaa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada dowlada Federaalka Soomaaliya halka Wasiirka Dastuurka loo magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo horey usoo noqdey Wasiiru Dowlaha Xiriirka Caalamiga Puntland.[/img]

http://puntlandi.com/ilka-jiir-iyo-cabd ... bdirshiid/

http://puntlandi.com/gudoomiyihii-rugta ... bdirshiid/
Last edited by knet on Sun Jan 11, 2015 7:57 pm, edited 1 time in total.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by samatar133 »

Congratulation to you guys, you have played your cards well:up:
Culusow is effectively a lame duck now waiting to be discarded :lol:
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by knet »

samatar133 wrote:Congratulation to you guys, you have played your cards well:up:
Culusow is effectively a lame duck now waiting to be discarded :lol:
The President's right hand man has been appointed to a minister position that is perhaps worse than the one PM Abdiwali gave him.

At least the Ministry of Livestock was an actual minister post but Minister of Caddaaladda pretty much says fuck off. :lol: :lol: :lol:

Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda :lol:
Image
WARSAN2015
Posts: 106
Joined: Mon Jun 09, 2014 10:51 pm

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by WARSAN2015 »

The President's right hand man has been appointed to a minister position that is perhaps worse than the one PM Abdiwali gave him.

At least the Ministry of Livestock was an actual minister post but Minister of Caddaaladda pretty much says fuck off. :clap: :clap:
Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda :lol:
Image[/quote]
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by knet »

Deg Deg— Akhriso liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada RW Sharmaake

Image

Waxaa hada oo ah oo ah saqdhexe habeyn axad ah oo isniin soo galayso 14.01.2015 soo gaaray Puntlandi warsaxaafaedeedkii kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha ee lagu magacaabay Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka iyo magacyada Wasiirada cusub.

Muqdisho, Januari 11, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu wada tashi kala sameeyey Madaxweynaha, Gudoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, Ra’iisul Wasaare Cumara ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay mudnaanta siin doonto dhamaystirka howlihii horey loo soo qabtay iyo dar-dar gelinta kuwa dhiman, isagoo tilmaamay in golaha wasiirada ay ku jiraan xubno muhiim ah oo shaqooyin badan soo hayey, hadana halkeedkii ka sii wadaya si loo xaqiijiyo waqtiga yar ee haray loona dhamaystiro howlaha culus ee horyaala Xukuumadda.

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke ayaa ka codsaday xubnaha golaha Shacabka in ay meel mariyaan xubnaha golaha Wasiirrada cusub si ay u gutaan waajibaadka shaqo ee horyaala.
“Waxaa jiraya isla xisaabtan dhab ah si looga guul gaaro aragtida 2016, dalka lagu gaarsiinayo doorashooyin ku dhaca hab dimuquraadiya.Waxaan rajo badan ka qabaa in xildhibaanada baarlamaanku ay soo dhaweyn doonaan magacaabista golaha xukuumadda. Iyagoo fiirinaya marxalada dalku marayo ayna ansixin doonaan xukuumada cusub”.

“Waxaa na horyaala howlo badan oo u baahan in mudnaanta la kala siiyo, waxaan dadaalka ugu badan galin doonaa sidii dalka loo nabadayn lahaa, waana muhiim in waqtiga yar inaan ku dhamaystirno howlo badan oo qabyo ah, taas oo ay ugu horayso xoraynta goobaha ay nabadiidku dalka kaga hareen” ayuu yiri R/Wasaare Cumar.

Ugu danbeyn, Ra’iisul Wasaaraha ayaa u rajaynaa golaha cusub ee Xukuumadu iney si daacadnimo ah u gutaan shaqooyinka baaxada leh ee horyaala, noqdaana kuwo wada shaqayn la yeesha dhamaan qaybaha kala duwan ee Hay’adaha dowalada, wuxuna u mahadceliyey dhamaan xubnihii soo codsaday kamid noqoashada golaha Wasiirada, una hambalyeeyaan Wasiirada cusub, una muujiyaan wada shaqayn.

Magacyada xubnaha Golaha Wasiirada iyo Wasaaradaha loo magacaabay waa sida ku cad shaxda hoos ku taal:

Magacyada Wasiirrada

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda
3. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda
6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga
7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada
10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka
13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska
15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha
19. Ducaale Aden Maxamed Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada
20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska
22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha
2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada
3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda
7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka
8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda
9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda
2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha
8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka
12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska
14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha
18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada
19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska
21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
24. Cabdikarin Cige Guuleed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke
Ra’iisu-Wasaaraha Xukuumadda JFS

http://puntlandi.com/deg-deg-akhriso-li ... sharmaake/
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by theyuusuf143 »

samatar133 wrote:Congratulation to you guys, you have played your cards well:up:
Culusow is effectively a lame duck now waiting to be discarded :lol:

But we are fucked, we are supposed to take over the petrolium and the foriegn ministries, we even failed to atleast remove bayle and daud bisinle who are hardcore unionist landers. Those guys are directly from the districts we are exploring one is from awdal where we want start drilling Beryllium next month. And the other one is from sool which we want to explore block 18 (between xudun and talex) withing the next couple of months when we finish training the OPU elite paramilitary unit .

Daud went to US last year to revive the faqash era frozen conoco and chevron oil exploring contructs with somalia in order to incriminate the other companies we are dealing with . Again both men went to china armed with the images of the chinnese men we hired to to drill beryllium. They threatened every company we are dealing. Ma liibanihii yuulka ayaa meesha inoo dhigay cumar badhina ciqaamaduu usii jadiidiyey. Waa inaynu mooshin cusub qabanqaabinaa :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by theyuusuf143 »

.
Last edited by theyuusuf143 on Sun Jan 11, 2015 8:40 pm, edited 1 time in total.
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1896
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by BlueBlood »

Yussuf waa isku mid..abtidoonku waa wasiir ku xigeen
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by samatar133 »

theyuusuf


Horta adiga maxaa kaa si ah ninyow? Your posts are embaressing to Somalilanders in this forum. Waxaad ka dhamaan la'day maskiin yar Gadabuursi ah iyo mid kasii awood yar oo dhulbahante ah oo xamar jooga. These guys hold no power in Muqdisho system. Even if some useless Isaaqs were given their positions insteed of them waxba umay soo kordhin kareen Somaliland. Labadan maskiin ee aad ku habsaantayna waxba kama dhimi karaan waxna kuma soo kordhin karaan SL, waxay ku shaqeeyaan rabitaanka iyo siyaasada madaxweynaha ama raysal wasaaraha hadba midka ay xulafoda la yihiin.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by theyuusuf143 »

Hadii aanay nimankani waxba ahayn maxaa wasiirkeena macdanta ka qaylisiiya markastooy wasiirada aad quudhsanayso ee xamar fadhiyaa caalamka inaga ashkateeyaan arimahaynu ka wadno deegaankay yagu kasoo jeedaan.. nimankan xiiranaa meesha inoo dhigay si ay 24 saac inoogu shinbiro waqleeyaan oo godkaynu galnaba inooga dabo galaan illeen waa rag dhaqdhaqaaqeenu masiirkooda taabanayo oo si shakhsiya inoogu foogane.


Maxaa saaray shirkadii genel energy saw ashkato ururtay iyo waraaqo maalinwalba loo dirayey umay joojin ? Weliba berigaas waraaqo ururo iyo shakhsiyaad caadiyi direen baa laynooga cararay, Nacasyahaw qorshuhu wuxu ahaa in 2014 aynu gebagebayno hawlaha sahaminta dalkoo dhan imikana inagoo 2015 joogana ayaan weli hal shirkad hawl gelin inagoo ay weliba inagu kelifeen inaynu cutubyo ciidamo ah u diyaarino.

Somalia hayska futo xumaato laakiin weli yadaa inoogaga tugtug roon arimaha shuruucda caalamiga ah, waxay ku hanjabayaan inay maxkamad la tiigsanayaan shirkadaha inala macaamila, waxay qaylodhaan u dirsadeen shirkadihii waaweynaa ee berigii faqashta dhulka wax ka baadhi jiray si looga takhaluso shirkadahan yar yar ee jaqaaq da ah. Waxba lama socotid.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by original dervish »

Go ader go. :lol:
RedPanther
Posts: 227
Joined: Wed Dec 03, 2014 3:48 pm
Location: Bilbao, Basque Country

Re: A Huge Victory In The New Cabinet For Puntland

Post by RedPanther »

I don't know why certain groups try to go against Puntland whether it's militarily or politically. You're gonna lose either way.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”