Maah maah saddexleey ah

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Deeqaaa
Posts: 103
Joined: Tue Nov 18, 2014 3:46 pm

Maah maah saddexleey ah

Post by Deeqaaa »

    Bal garta maah maahdan saddexleeyda ah;

    Saddex baa rag ugu darran.....
    User avatar
    Thuganomics
    Posts: 14075
    Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
    Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

    Re: Maah maah saddexleey ah

    Post by Thuganomics »

    Ma fikire,ma faa'idayste,ma
    foorarsade.

    OR

    Ma toshe, ma tashade iyo ma
    tashiishe.
    Deeqaaa
    Posts: 103
    Joined: Tue Nov 18, 2014 3:46 pm

    Re: Maah maah saddexleey ah

    Post by Deeqaaa »

    Thats true, but I meant; Nin maqan oon la tebin, nin jooga oon la tirsan iyo nin tegaya oon la celin.
    Post Reply
    • Similar Topics
      Replies
      Views
      Last post

    Return to “General - Soomaali”