Dulmi Jadiid and big corruption

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Dulmi Jadiid and big corruption

Post by bashe19 »

Waagacusub.info- Madaxweyne Garguurte iyo saaxiibadiisa siyaasadda Damujadiid ayaa la xaqiijiyay iney kala baxeen Bankiga dhexe Seddex Milyan iyo laba boqol kun oo dollar ,sida uu Waagacusub u sheegay nin ka mida hoowlwadeenadda Bankiga.
Madaxweynaha iyo Saaxiibadiisa ayaa Lacagtaas ku qaaday in lagu soo iibin doono rasaas hasse yeeshee waxeey Warbaahinta Waagacusub ogaatay in lacagtaas lagu bixiyay deeyntii la qaatay xilligii ololahii ridista Ra’isulwasaare Cabdiweli.
Deeyntii xilligaas la qaatay waxeey dhameed todobo Milyan oo dollar .
Lacagta Bankiga lagala baxay waxeey horseedi doontaa ineysan Xildhibaanadda Baarlamaanka helin Mushaar seddexda bil ee soo socota.
Hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo Gudigga la dagaalanka musuqmaasuqa ee Baarlamaanka ansixiyay wax wara weli kama soo saarin lacagta lagala baxay Bankiga dhexe.
Sikastaba ha ahaatee,waxaa hantidii Qaranka si ka baxsan sharciga ugu tagrifalaya kooxaha ka taliya Villa Somalia kuwaas oo isku aruursaday awood ku faan iyo cadaalad daro.


:lost:
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Dulmi Jadiid and big corruption

Post by GAMES »

:snoop:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Dulmi Jadiid and big corruption

Post by bashe19 »

Dulmi Jadiidaan nacay intaa qayaamay maleegayaan, take care we are after you.


:lupe: :lost:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”