Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Ingriiska, iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabadi ugu xaliyaan shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaaladda Guricel.
Sidoo kale, qolooyinka kor lagu xusay, waxay dareen kamuujiyeen dhibaatada baniaadinimo ee ka dhalanaysay collaada iyo dadka ku dhimanayaba. Waxayna oogu baaqeen dhammaan dhinacyadda ay arrintu khusayso in ay ka joogsadaan colaada.
Waxay yiraahdeen: “Waxaan ka dhursugaynaa soo gunaanadka Shirka Dib-uheshiisiineed ee qiimaha badan ee Dhusamareb”.
“Sidoo kalena waxaan ka dhur sugaynaa in si dhakhso leh loo bilaabo Shirka Dhisida Dowlad Goboleedka kaas oo ka bilaabanayo magaalada Cadaado”, ayey yiraahdeen Jaalayaasha ka socda Caalamka.
“Ma- aha mid laqaadan karo dhibaatada aadka u way ee bani aadinimo ee ka dhalatay colaada; waxaan oogu baaqaynaa dhamaan dhinacyada ay khusayso colaada in ay ka joogsadaan colaada, ayna sameeyaan dadaal wada jir ah oo lagu daminayo colaada, laguna xaliyo farqiyada/ kaladuwanaashaha jira si nabad iyo wada hadal ku dhisan. Waxaan muhiimad wayn siinaynaa sidii si dhakhso leh oo loo wada dhanyahay loogu bilaabi lahaa geedi socod loo wadda dhanyahay oo lagu dhisayo Maamul ku-meelgaar ah oo ay leeyihiin Goboladda Dhexe” ayay sidoo kale yiraahdeen.
Magaalada Guriceel oo horay looga sameeyey xabadjoojin ayaa shalay mar kale dagaal ka qarxay, waxaana xaaladdu saaka tahay mid degan.

Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
waxaan dowlad mahan nacalad haku dhacdo
- incognito1
- SomaliNetizen
- Posts: 964
- Joined: Fri Oct 03, 2014 2:37 pm
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
waa runta dowlad dadkeeda dacad u ah majirto, lakiin damqashadaada ma aha mid soomaalinimo, mid bini adaamnimo ama mid xaq tilmaameysa ee waa mid qabyaalad. marki qabiilka la yar taabto ayaad damqataa, lakiin walaalahagii soomaliyeed uma dhamqatid ilaahay ha kaa caafiyow cudurka ku haaya.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
Abgaal will never allow a strong Habargedir state in the center regions because a strong Habargedir state threatens the Abgaal Kingdom in Mogadishu, first create havoc in the central regions and later let Puntland and The center regions fight it off its a pretty good strategy.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
FarhanYare wrote:waxaan dowlad mahan nacalad haku dhacdo
This has nothing to with Dowlada , Ceyr infighting each other competing who will represent them in Centre State .
Gooble - Mahad Salad - Indhaacade- vs Abdi wali CIA backed warlord plus fraction of AhluSunna The winner takes all .

Jus like kismaayo a group will win and come on top the cost of Federalism in South Somalia sad case .
Small skirmish between Ceyr warlords will not stop the formation of Centre State

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
Incognito
Adigaa jiraan ee hana habaarin
Alaha ku cafiyo
Adigaa jiraan ee hana habaarin
Alaha ku cafiyo
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
The premiss that HSM/DJ wants to defeat Alshabab is wrong itself. Expect more involvment in central state from the so called dowlad.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
dowladda waxba ha eedeyn. Ceyr ayaa Xoolo ah. How the fock can they fight eachother in their own magaalo. Ceyr aa is is dilaayo shacabka waxyeelobayana waa iyaka lee. If the fighting parts had any sense of caqli isma dagaaleen waxey isku raaci lahaayeen sidii deegaankooda uu horumarin lahaayeen etc.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
ninyo isku dir badnidaa.Khalid Ali wrote:Abgaal will never allow a strong Habargedir state in the center regions because a strong Habargedir state threatens the Abgaal Kingdom in Mogadishu, first create havoc in the central regions and later let Puntland and The center regions fight it off its a pretty good strategy.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Dulmi-Jadiid again started unnecessary war. A war which needs to be directed @ Al- shabaab
Fuck off kid taas waan diiday. There wasn't any infighting going on prior to the government meddling in and there is report that government troops were sent back to the area where now fighting erupted between them and these sufi cants.THE_TRUTH1 wrote:FarhanYare wrote:waxaan dowlad mahan nacalad haku dhacdo
This has nothing to with Dowlada , Ceyr infighting each other competing who will represent them in Centre State .
Gooble - Mahad Salad - Indhaacade- vs Abdi wali CIA backed warlord plus fraction of AhluSunna The winner takes all .![]()
Jus like kismaayo a group will win and come on top the cost of Federalism in South Somalia sad case .
Small skirmish between Ceyr warlords will not stop the formation of Centre State
who the f**** is mahad salad, gooble, and more to the point abdiweligii majeerteen is allied with ahlusunnah miyaa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 471 Views
-
Last post by bashe19
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by Righteous
-
- 40 Replies
- 3278 Views
-
Last post by Mondey
-
- 62 Replies
- 5203 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 4 Replies
- 700 Views
-
Last post by sarman
-
- 4 Replies
- 467 Views
-
Last post by Babygal
-
- 11 Replies
- 889 Views
-
Last post by zulaika
-
- 11 Replies
- 964 Views
-
Last post by Mowhawk
-
- 6 Replies
- 2665 Views
-
Last post by gurey25