Somaliland future is very VERY easy to predict, that future is a war in the North, Reer Sool, Sanaag, Cayn and Awdal want Somalia

i dont want a war in North,
a war happening in North Somalia can be avoided easily, all isaaq have to do is leave Sool, Sanaag, Cayn and Awdal alone, let the majority Harti and Gadabuursi make their own decisions.
why do isaaq wants a clan war? don't they know you can never win against another clan? don't they know we are in 2015 and that the Media is in every tuulo nowadays?
dadka dhahaayo Somalia ma jirto beenta joojiya,
Somalia maantay waxaa ka furan safaaradaha aduunka ugu weeyn, Somalia waxaa booqday madax aad u sareeyso, Somalia waxaa taageero oo aqoonsan aduunka intiisa badan, Somalia maantay ciidan qaran ayeey leedahay oo weliba bilkasta boqolaal ciidan ayaa tababar loo siiyaa, ciidanka Somalia maantay diyaaradaha wax duqeeyo ayeey dalban karaan, Ciidamo cirka oo eey Somalia leedahay ayaa tabar uga socdo caalamka, Somalia maantay diyaarado caalami ah ayaa ka soo dego, Somalia maantay horay ayeey u socotaa oo toban sano kudaheeda waxeey noqon doonta wadan dhisan oo aay doorasho ka dhacdo oo aduunka oo dhan ee xafiisyo ka furteen


