Waxan akhriyey war ku sabsan xududka Buhoodle oo sheegayo in Buhoodle xudud cusub oo ay la wadagto dalka Ethiopia(Dhulka Somaliyeed ee Kilinka 5ad oo xooga lagu haysto) lo sameyay. Ma run ba in xudud cusub oo kala qeybinayo Magalaada la sameyey, qeybna waa Somaliya qeybna waa Kilinka Shanaad(Ethiopia dhulka ay xooga ku haysato)
Ninkan waxa la daha Abukar Awale, asagana warkas so tabiyey mar u tagay Buhoodle bishan
Wuxu qoray, and I quote
"Halkani waa bartamaha magaalada taariikhigaa ee Buhodle..
Meesha aan taagan ahay waa #Xadka cusub ee Ethiopia iyo Somalia
Hadaan midigtayda hal talaabo u qaado waxaan joogaa Ethiopia. .
Aloow Sahal Amuuraha. .."


