Maashallah Xaawa Caad
Interview with the only Somali female cab driver in Australia part 1.
Xaawo Caad waa haweenta kaliya oo Soomaali ah oo Taxi ka wada Australia amaba aduunka oo dhan. Waxay sheegtay in markay bilowday xataa qoyskeedu aysan ku taageerin. Waxay sheegtay in bulshada Soomaalida aaminsan tahay in haweenku yihiin wax iska bisil, shaqada taxi wadiduna aysan ahayn mid haweenka ku fiican, laakiin waxaa i dhiiragaliyaya ayay tiri bulshada guud iyo rakaabka ay qaado.
http://www.sbs.com.au/yourlanguage/soma ... lia-part-1
What will be the discussion between Hawa and the Farah cab drivers at the taxi ranks?
