PL, JL & PM Omar Abdirashid slam Ayntes report

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Buraanbur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1067
Joined: Sat Sep 08, 2007 9:02 pm

PL, JL & PM Omar Abdirashid slam Ayntes report

Post by Buraanbur »

Ra’iisul Wasaare Cumar oo amray inaan la faafin karin sahan Qiyaaseedka Wasiir Caynte

http://puntlandi.com/raiisul-wasaare-cu ... ir-caynte/

Jubbaland's response ( see #7):

Image

Dowladda Puntland oo beenisay Sahan Qiyaaseedka Muqdisho, soona bandhigtay tiro koobka shacabkeeda
Wasiirku wuxuu cadeeyay inay horey ugu gudbiyeen wasaaradda qorshaynta ee dowladda federalka in natiijada ay soo wadaan aysan ahayn mid sax ah oo ka turjumaysa tirokoobka rasmiga ee shacabka Soomaaliyeed islamarkaana ay ku jiraan qaladaad badan oo u baahan in la saxo.

Waxaa kale oo uu wasiirku sheegay inay hay’ada Qaramada Midoobay ee qaabilsan tirokoobka UNFPA ay kula heshiiyeeen in dib u eegis lagu sameeyo sahanka lagu sameeyay tirada dadka Soomaaliyeed, laakiin wuxuuu sheegay inuu arintaan ku deg degay wasiirka qorshaynta Soomaaliya Caynte.

Waxaan isku raacnay in guddiga Puntland ugu xilsaaran arintaan iyo hay’adda UNFPA ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan tirokoobka ay ku kulmaan magaalada Entebbe ee dalka Uganda si loo saxo qaladaadka jira, laakiin nasiib darro dowladda federalku way ku deg degtay inay ku dhawaaqdo sahan qaldan“ ayuu yiri Cali Axmed Faatax.
http://puntlandi.com/dowladda-puntland- ... federalka/

Like I said, Aynte and co. published information from one version of a rejected UNFPA population estimate that was not released to the public and was still under revision.
User avatar
Buraanbur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1067
Joined: Sat Sep 08, 2007 9:02 pm

Re: PL, JL & PM Omar Abdirashid slam Ayntes report

Post by Buraanbur »

Even the new Director of HIPS, Abdirashid Hashi ( Laylkase - Darood), has distanced himself and the organization from the report:



Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”