Sheikh Shariif allow dhowr

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by sahal80 »

Buraanbur

Sxb horta aniga qabyaalad ma aqaan laakiin waxaan ka hadlaayaa deegaan

Mj markee koonfurta imaadeen xiligii isticmaarka si ay deegaan iyo cod u helaan waxee bilaabeen inay qabaailada incorporate gareeyaan arintaan oo si dhab ah uga dhacdey kismayo, dhamaan xildhibaanada kismayo oo sadex ahaa waxee noqdeen mj

Meeshaan ayaga ka hor waxaa joogey qabaail samaale ah, shiikhaal, tunni, baajuuni sida buulo xaaji, buurgaduud, geesgaduud, ilee raaskambooni iyo kudhaa ooy degaan axmed adan (gaaljecel)

Waa dhulka xeebta ah oo ogadeenka ka fog

Hada half of doqondiid(gaaljecelka kismayo) waa cali saleebaan! Intii hartey ugaas gooni ah beey leeyihiin, Axmed adan waa stand alone qolo kalaana ku dhegan, Cawramale waa warsangali!

Sababta ma taqaan?

Waxaa jirtey siyaasad talyani ah oo control ku samaysa waxa magaalada soo galaya hadeeysan card laheen...masalan HG xamar waa laga deport gareeen jirey marka waxee sheegan jireen murursade halka mj ay soo gali jiraan!

Dadkaan samaalaha waa iska reer baadiyo oo magaalada caanaha keeni jiray marka qashqashaad baa lagu sameeyay ilee ay hawiyadoodii badaleen!

http://baidoanews.com/articles/18534/Qe ... A-BILOWDAY

Hada waxaa soo baxdey beelaha mehriga wax loogu yeero oo lagu soo daray kuwo hiiraan dega!!

Laakin xabsi aan u taxaabi doonaa kuwaan qurbahaa lagu la shiraa si ay codkooda u helaan!

Wax taabtey maleh waa degan yihiin laakiin ma ogalaan doono demoghraphical change
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1897
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by BlueBlood »

sahal80 wrote:
Laakin xabsi aan u taxaabi doonaa kuwaan qurbahaa lagu la shiraa si ay codkooda u helaan!
sxb adiga ma xabsi u taxaabi doono mise you are speaking in general as ciidanka dowlada :?
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by MarsinQorahay »

Sahal waa beenaale, dad aan shuqol ku lahayn hawiye ayu leeyahay waa hawiye.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by sahal80 »

BlueBlood wrote:
sahal80 wrote:
Laakin xabsi aan u taxaabi doonaa kuwaan qurbahaa lagu la shiraa si ay codkooda u helaan!
sxb adiga ma xabsi u taxaabi doono mise you are speaking in general as ciidanka dowlada :?
dadka gobolka. buloburde ayaa waxaa deganaan jiray carab dhab ah iyo beel la liido marka lagareebo hawadle iyo beedicade....kuwo qurbaha jooga ayaa badashey magicii....dabcan magacaas kuma soo gali karaan hiiraan....waxaaba igu maqaala ah in kowaan hijroonayaan maadama ay maqaam cusub heli karaan.

Waa laba xabo oo xataa hal jid dhameen laakin maadama ay magac beel cusub wataan waa lagu soo gali karaa....


Marsin

Yaawaaye jufooyinkaas? Aniga waa samaale aan dhahay!

sh sharif has nominated for the scattered gaaljecel new degom some from jubada hoose (raaskambooni, beerxaani) some from hiiraan (ceelcali, buq gosar) some from lower shabelle such as leego

http://dayniilecom.com/Julay12/1julay10109.htm
Look how it made angery these mx.....btw hoosingow was not part of them

Gaaljecel and one mx subclan had borders but they attacked the village as barre hiiraale militia...theres some hawadle

http://www.allkisima.com/?p=10682
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by MarsinQorahay »

sheekhaal, tunni iyo bajuun goormay samaale ahaayen?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by AbkoowDhiblaawe »

thegoodshepherd wrote:Warsheekhow ma waxad sacbinaysa marka Sagalka Abgaal Gaalgale dhameeyeen?? :lol:
Saaxib koofi madax la saaray does not change change the fact that Abgaal committed full-on genocide on Gaalgale.

The stories I heard are literally the worst shit imaginable.
:Shrug: They got armed by siyad barre to kill abgaals. It's not like the galgale was killed and displaced for no reason. Lets not pretend any other clan wouldn't do the same and defend themselves like abgaal did.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by xaliye123 »

Sheekh SHARIIF AXMED Allow dhowr.
Masuul qaran oo qiimobadan ugu fadhiya ummada somaliyeed.
User avatar
Buraanbur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1067
Joined: Sat Sep 08, 2007 9:02 pm

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by Buraanbur »

MarsinQorahay wrote:sheekhaal, tunni iyo bajuun goormay samaale ahaayen?
:russ: Exactly. He wants to accuse others of recruiting clans , yet here he is claiming every clan under the sun.

Sahal,

You haven't addressed one thing I stated. Instead you changed the topic and now want to accuse Ali Saleeban of assimilating Gaaljecel subclans in Kismayo based on an obscure blog post by some guy who claims to be the "President" of SW State. :lol: His post reeks of clan hatred and it proves exactly what your mindset and motive is here.

Let me ask you, why is it that every Gaaljecel in Kismayo is willing to drop Samaale and become Darood from Puntland (as the post claims)? Are they getting paid for it or are they simplying taking advantage of an opportunity to move up the clan social ladder? :lol: I hope you realize how dumb you sound pushing this nonsense. For entire clans to want to give up being what they are to become "assimilated" by "foreigners" to the land is ridiculous.

FYI, you have the internet and credible sources of knowledge (like Google Books) at your disposal so use it. Harti have been in Kismayo since the 1860s and the coastal regions were uninhabited by Somali clans at the time - Gaaljecel or otherwise. Only Bajuun lived there. Everyone else lived in the interior. Who are you kidding here? Most Somalis, minus some Harti & Isaaq subclans, were not fishers or seafarers. You now want to claim that Gaaljecel, who are camel herders and always have been, were fishermen 150+ years ago all because you refuse to believe Harti were one of the first settlers in Kismayo and have a legitimate claim to the Jubba regions. :pac: You're talking to someone whose greatgreatgrandfather is buried in Kismayo. I have more claim to the region than you do, that's for sure. Your hatred for Puntlanders is driving you to say some insane shit. You even fear minorities from the region and think they're plotting to get a footing in your regions. True and believe, no PLer has any interest in Hiiraan. I suggest you get some help for your deep-seated hatred of Puntlanders. :?
Last edited by Buraanbur on Thu Jul 09, 2015 4:15 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by AbkoowDhiblaawe »

xaliye123 wrote:Sheekh SHARIIF AXMED Allow dhowr.
Masuul qaran oo qiimobadan ugu fadhiya ummada somaliyeed.
:up: :D
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by xaliye123 »

Warsheekh.

Gaaljecel, shekhaash iyo baajun maxaa meshan keenay. Madaxweynihii hore ee qaranka Somaliyeed baa laga hadlaaye.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by AbkoowDhiblaawe »

xaliye lol somali maxaa ka sugee. Markii geel lo heeso ayeey gorayo uu heesaan :lol:
User avatar
Buraanbur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1067
Joined: Sat Sep 08, 2007 9:02 pm

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by Buraanbur »

xaliye123 wrote:Warsheekh.

Gaaljecel, shekhaash iyo baajun maxaa meshan keenay. Madaxweynihii hore ee qaranka Somaliyeed baa laga hadlaaye.
I was under the impression this topic was about Abgaal & Galgale/Nuux Maxamuud and not some advertisement for Sh. Sharif.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by xaliye123 »

Sxb wixii tegey waa tageen, mana soo noqonayaan e dadkaaga dhinac ka raac.
Sheekhana allow dhowr. Aamiin aamiin.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by Xamud. »

Balo, so tan odaygi Sheikh Shariif ah koofiyadi iyo cimaamadi ku badal suit iyo sharp shape up(haircut)

When the Nuux Maxamud(Galgale) moved from Geedi Xoor, a village they shared with their traditional neighbors the Abgaal, xariif Abgaal ah broke out in shirib singing:

Abgaal: Minaad ka guurtay Geedi Xoor ee, Ar Garowe goof ma kuugu yaala

Nuux Maxamud: Aana ka guurin goor hore, Garowe goof waa igu yaala


The Abgaal militia slaughtered 86 unarmed Nuux Maxamud civilians inside Maxamud Axmed Cali Primary&Secondary school in Kaaran, the youngest victim was 6 and the oldest was in his late 80s- Ali Mahdi "Ali Naafto" went on air the same day they committed the atrocities and he told the BBC that the victims were infact disgruntled USC member who were found guilty of treason.


I have only come across one 1 Nuux Maxamud and he was the most die hard MJ I have ever seen, I remember he punched a guy for calling A\Y(AUN) Afbiijo... :lol: Crazy dude.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Sheikh Shariif allow dhowr

Post by TheblueNwhite »

Buraanbur wrote:
xaliye123 wrote:Warsheekh.

Gaaljecel, shekhaash iyo baajun maxaa meshan keenay. Madaxweynihii hore ee qaranka Somaliyeed baa laga hadlaaye.
I was under the impression this topic was about Abgaal & Galgale/Nuux Maxamuud and not some advertisement for Sh. Sharif.
Lol. The title is clearly blessing Sheikh Sharif, amoral mu'mineen
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”