Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Axmed Madoobe: Reer Galmudug mid ha ogaadaan
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba oo ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay qorshaha uu tagay magaalada Garowe halkaasi oo maalintii shalay lagu soo dhaweeyay.
Axmed Maxamed Islaam, “Madoobe”, wuxuu sheegay in safarkiisa magaalada Garoowe uusan aheyn in ku saleysan burburinta dalka Soomaaliya laakiin ay kaga tashanayaan khilaaafka ka dhaxeeya labada maamul iyo dowlada Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale wuxuu sheegay in marnaba aysan duulaan ku aheyn maamulka loo sameeyay gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ah maamul cusub kaasi oo madaxweyne looga dhigay C/kariin Xuseen Guuleed.
“Reer Galmudug mid ha ogaadaan, Anniga umaan imaan Garoowe inaan burburiyo maamul
cusub oo dhisan, waxaan dooneynaa inaan ka tashanaa khilaafkaadyada jira ee annaga iyo
dowlada dhexe, waxaa ogsoon tihiin iney jiraan khilaafkaasi, marka annaga ma jirto cid aan duulaan ku na
Magaalada Garoowe waxaa maalmahaanba la hadal hayay tagitaanka Axmed Madoobe oo isbaheysi qabya Puntland C/welli Gaas.
http://caasimadda.com/axmed-madoobe-ree ... -ogaadaan/ Page 1 of 5
hay alad
Axmed Madoobe: Reer Galmudug mid ha ogaadaan | Caasimada O... | Isha Wararka SuganCaasimada Online | Isha Wararka Sugan
2015-07-12, 10:23 AM
Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com
Category Wararka (http://caasimadda.com/category/wararka/)

Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Madaxweyne Ahmed Madoobe afkaaga caano lagu qabay 
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Dabadhaliif kissing us up, wallahi its a disgrace that our beesha who conquered kismayo thrice is talking about an kenyan slave's desperate comment about kissing us up.
Sxb he focking gave us Hawiye and Dir practically no seats in the so called Jubaland, he practically spitted in our face and your proud about his comment???
Sxb he focking gave us Hawiye and Dir practically no seats in the so called Jubaland, he practically spitted in our face and your proud about his comment???
- gacankudhiigle
- Posts: 173
- Joined: Wed Jun 17, 2015 9:22 am
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
waan raacsanahey fariinta halyeey emir sheikh axmed maxamed islam "axmed madoobe." waana taageereyaa xukunkiisa iyo xasiloonida ka jirta jamhuriyada jubbaland.

bal eega nuurka ka ifiyo wejigiisa subxaanallah.

bal eega nuurka ka ifiyo wejigiisa subxaanallah.

Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
^^ Yeah, it is called Flash light 

Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Yes and each time "beesha" crossed the Jubba, they got a hell of a beat down. Beesha is more than welcome to try again.Even123 wrote:Dabadhaliif kissing us up, wallahi its a disgrace that our beesha who conquered kismayo thrice is talking about an kenyan slave's desperate comment about kissing us up.
Sxb he focking gave us Hawiye and Dir practically no seats in the so called Jubaland, he practically spitted in our face and your proud about his comment???
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Khilaafka waa maxay? does it look to u he is showing love? He needs to mind his business
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Galmudug is emerging power in the horn. maleeshiyaadkoodii durba waa la discipline gareeyey dawlasa cusubayna kulli ka wada amar qaadan doonaan Nimanka habar gidir haday midoobaan ilaah baa igu oge Inaan Maraykanku hollin karin. inay midoobeena waxan ku garanayaa marhadiiba warlord kii ugu waynaa ee mujaahid qaybdiid Cabdikariim uu ku dabo faylay Galmudug mustaqbal fiican bay leedahay.
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Has Qaybdiid returned to Galkacyo ever since this central state nonsense started last year?
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
^^ That video TheYusuf just posted was just recently; he is there.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Madoobe knows what is in his interest. He doesn't want to foment problems in Jubbaland.
-
Arrivederci
- Posts: 50
- Joined: Mon May 25, 2015 4:05 am
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
HG can easily infiltrate into jubbaland,what people like AW252 dont realise is that HG superpower is stationed in marka and barrawe which are few KM from jamaamae and ksimayo,if even the right time they can easily influence jubbaland and ahmed madoobe knows that that is why is commenting on this issue.but ahmed should give more seats to hawiye elders in jubbaland otherwise hawyie will be on the look out
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
You are in cloud cuku land. HG died with aidid, you have no power or influence anymore (which you only ever got through moryanimo).Arrivederci wrote:HG can easily infiltrate into jubbaland,what people like AW252 dont realise is that HG superpower is stationed in marka and barrawe which are few KM from jamaamae and ksimayo,if even the right time they can easily influence jubbaland and ahmed madoobe knows that that is why is commenting on this issue.but ahmed should give more seats to hawiye elders in jubbaland otherwise hawyie will be on the look out
You lost mogadisho to Abgaal. Baraawe & marka are in the hands of their rightful owners. And this galhalfmudug will not even get on its feet If you people have anything to do with it.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
Does not sound like hg lost muqdisho if you look @ the demographics.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Axmed Madoobe I have nothing but love for Galmudug State
If galmudug won't get on its own feet, then why feel threatened by it? Why not say congrats galmudug?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1098 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 20 Replies
- 5260 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 7311 Views
-
Last post by Kees70
-
- 0 Replies
- 845 Views
-
Last post by Kees70
-
- 4 Replies
- 698 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 736 Views
-
Last post by EnlightenedNomad
-
- 11 Replies
- 1415 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 5 Replies
- 1242 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 7 Replies
- 1171 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 25 Replies
- 4156 Views
-
Last post by BlackRain