Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HorseedS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2495
Joined: Sun Jun 30, 2013 3:47 pm
Location: Dal Udug

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by HorseedS »

Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke,ayaa dadweynaha reer Puntland u sheegay inaysan waxba iska badlayn Xuduudaha Puntland,waxaana uu xusay in dhismaha maamulka Galmudug uu ku kooban yahay Kow iyo Tobanka Beelood ee dhistay.
Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in la is waafajinayo Dastuurka sida uu heshiiska ku saxiixay Ra’iisul Wasaarihii ka horeeyay,waxaana heshiisku uu qeexayay in maamulka Galmuudg uu ku eg yahay Koonfurta Mudug,wuxuuna xusay innaan loo baahnayn in Xasaasiyad ay ka dhalato arrintan,waayo buu yiri Dhul la iskuma hayo ee waxaa la isku hayaa Magac.
‘’Waxaad moodaa inay Xiisad abuurtay Xuduudaha Galmudug iyo Puntland,Puntland inay jirto waxay ku xusan tahay Dastuurka,Galmudug markii la dhisayay waxaa ku heshiiyay Kow iyo Toban Beelood’’Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Wuxuu intaas ku daray‘’…..Waxaa la isku hayaa waa magac ee deegaan la iskuma hayo,in magac ay xasaasiyad intaas le’eg ka dhalato looma baahnayn,waxay u baahan tahay in Dastuurka ls iswaafajiyo Waqooyiga Mudug iyo Koonfurta Mudug sida Ra’iisul Wasaarihii iga horeeyay uu u saxiixay Madaxweynuhu uu Warmuriyeed uga soo saaray,waan saxaynaa arrintan,deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma jiraan’’.
Mar uu ka hdlayay Beelaha ku bahoobay Galmudug ayaa wuxuu yiri‘’Galmudug waxaa loo dhisay Kow iyo Toban Beelood oo ku heshiiyay inay maamul samaystaan,Puntland waa ugu da’ wayn tahay maamul Goboleedada waxay jirtaa 17-sano,waxaan ka shaqaynaynaa in Siyaasadda la xasiliyo,maamulada la samaynaya inay is Xaq dhowraan’’.
Dhanka kale,Ra’iisul Wasaare Sharmaarke ayaa ka hadlay Muran badda ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.


Like we've been saying from the start Galhutu will not get an inch of Dal Udug's land. Know your place Hutus we aren't people to fuk with. 8-)
User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by CaliQase »

Barbarkay ka baxdaa waa bakayle galeen.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by KingWaslawi »

That flag wow one of the best beautiful flags ever.
User avatar
Idman702
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3486
Joined: Mon Mar 02, 2015 11:06 am

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by Idman702 »

Fuck you trolls. Roble your whole existence is irrelevance, you unloved bastard.
Xamud either give me your password or clean this shit up.
User avatar
HorseedS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2495
Joined: Sun Jun 30, 2013 3:47 pm
Location: Dal Udug

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by HorseedS »

I've noticed langaab ka Rooble is getting comfortable in our section. His posts shouldn't be allowed he's a troll. :pacspit:
User avatar
RoobleAlWaliid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by RoobleAlWaliid »

How am I a troll waan yaabay. Galmudug state is just as official as Puntland state. You guys should be removed for hate mongering.

Puntland and Galmudug state :up: :D
User avatar
Idman702
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3486
Joined: Mon Mar 02, 2015 11:06 am

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by Idman702 »

Fuck you and your hating ass posts. Your days are numbered, all these langaabs hating on Puntland. How does it feel to be at the bottom of the barrel? :pacspit:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by Xamud. »

:lol: :lol: Idman isdaji inadeer, don't pay these trolls no mind, ignore them, they are just trying to get a rise out of you.


Roble this is the Puntland section, fadlan refrain from posting provocative stuff.
User avatar
Idman702
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3486
Joined: Mon Mar 02, 2015 11:06 am

Re: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya:’’Deegaanada Puntland siday ahaan jireen bay ahaanayaan, wax iska badalaya ma j

Post by Idman702 »

TheGrumpyGeeljire wrote:Galmudug ha noolaato! Mujahid Qeybdiid waa nin wanaagsan :lol:
Dabo dhilif waxiid.


:pacspit:




Xamud ina adeer dhiiga aya i kacaa when I see trolls in the Puntland section. :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”