new deal conference opens in Mogadishu huge IC present

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

new deal conference opens in Mogadishu huge IC present

Post by THE_TRUTH1 »

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub 2016
0 0 0 1 July 29, 2015

Image
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd si rasmi ah u furay shirka Hiigsiga cusub ee Soomaaliya 2016 oo ay ka qeyb galayaan dowladda Federaalka, maamulada dalka qaarkood, wakiilada beesha caalamka in badan 30 dal iyo hay’ado caalami ah, waxaa kaloo shirka ka qeyb galaya ergo Soomaali ah oo ka badan 100 xubnood.

Image

Shirka oo ka dhacay xarunta Afisyone ee garoonka diyaaradaha Muqdisho ku dhegan oo si qurux badan loo diyaariyay ayaa madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ka jeediyay khudbad dheer oo ku saabsan halka ay Soomaaliya ku socoto isagoo sheegay inay jirto rajo weyn oo dowladnimadii Soomaaliya ku soo noqoneysa, wuxuuse qiray in caqabado badan jiraan.

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”