Waxbad soo dhigtay meeshan, sual baan kaa weydiiyay taas
Taas macnaheedu adiga maaha ee waa waxaad soo dhigtay meesha
Markaad xanaaq iyo iswaal latimidna sidi iney naftaada quseysay suaasheydi waan kaa naxay
Horseed,haye bal ana ma laygu dari kara the link sharing for the epl fantasy? mise waan diiday.com aa iisoo dhajinee?

