"war gabadhan maxaad isku tihin ? warbalaayan iskunahay.
war miyaad itaqaana ? miyaadan reer magaal aheyn? anigu reer magaal waa iskugu key mide reer magaal anigu haa iikala saarin makala jecliyee
maxaan anigu adinka aqaana dee meeyo ama xildhibaano ahaada ama wasiiro ama shacab ahaada anigu reer magaalo waa iskugu key midee,heedhe laba xaalo kala doorto niyahow, horta reer magaalow horaad noo dhacdeen,oo madaxweynahaa qaadateen, madaxweyne ku xigeenkii baan doonaya in reer miyi lagu dhigo maanta,miyigaan geysaneeyna nin naga mid ah baan ka dhiganeynaa."