Sida video ka muuqata documentary ka diyariyaya TV qaranka S/Land, qorshuhu waa si loo diiwaan-galiyo shacabka region kaas, si deegaanadaas uuqa qayb qaataan doorashoyinka heer madaxweyne iyo xildhibanada golaha shacabka oo jadwal u ah inay ka qabsoonto dhamaan deeganada iyo gobolada S/Land sanadka 2016/17
Warsangeli had been part of mamulka P/Land since 1990's - now
Suldaanka guud ee Warsangeli, Suldaan Siciid Abdisalan, hoggaminaya horkaca lagu soo dhaweynayo mamulka Hargeysa ka socda.

source: http://www.allsanaag.com/index.php/43-w ... ahan-yahaySawirku wuxuu yeeshaa kun micno in ka badan. Si kastaba ha ahaatee, haddii aad ka mid tahay dadka ka soo jeeda mandaqadaas muxuu micna ah oo uu kuu sammeenayaa sawirkan? Sawirkan marka aad aragto, ma is leedahay dadku waxeey u baahan yihiin is beddel xagga hoggaanka ah?