Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Methylamine
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6362
Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by Methylamine »

Sii soco soo soco
Aishah wrote:Xaabsade miu noolaa Image

He can piss off bk to pl he can take sahkraantoosiye with him
:pac:
User avatar
26June1960
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1400
Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by 26June1960 »

Aishah wrote:Xaabsade miu noolaa Image

He can piss off bk to pl he can take sahkraantoosiye with him
You pay the guy to chill in Hargeisa. He's partying with tons of Maxamed Mooge groupies like yourself. :lol: Cut off the paycheck and he'll leave.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by MujahidAishah »

Warayhee islaali other you'll get ate sxb ha ii baraan :ufdup:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by theyuusuf143 »

garad13 wrote:Yusuf,

:lol: :lol:

Shalaytoole baad xiniyaha u salaaxaysay'ee maad iska amuustid...

Berina haddu Hargeisa u soo noqdo, raaxlaynti idinku yiqin baa bilaabi doontaan...

Anaku beri hore baan ka dhaaranay odaygan saqajanka ah, hase yeeshe qolyihina jaarka aan nahay ee khaldamaya ee naf ka raadiya baan aad ula yaaba :idea:

Waxaad doonaysan inaad umad dhan cida metalaysa u soo xushaan, marka calcal ku dhufataan oo u yeedhan 'isxanbaar'.

Ninki jiray ba yidhi, 'Habar dhali wayday alleylehe ku walaatay'.
Abti Hadaan cay u hollodo ilaahay waa I baray si aan dhulooska u caayo, Waxba inaan cidna kusii tiiqtiiqsado ma doonayo. Adigu inan yaroo naaska hooyadii hargeisa ku jaqayaad tahay oo afqodaal ku hadlaya. sidi sididaada mooyee dhan u dhacaaga hubso kkkk. waxaan kuu sheegayaa Rayaale wuu ku saxsanaa inuu berigaas xaabsade la macaamilo waayo lascaanood dhiig badan baa ku daadan lahaa hadaanu isagu fududayn lahayn.

Maanta Somaliland way ku xididaysatay gobolka ina galaydh iyo garaad kaagaa ku wareeray arintaas 8 sano. ma xaabsade oo xafaayad sitaa wax qaadi kara. ninka wardheer kasoo wareegay marku inaga baxsanayey waad garan kartaa awoodiisu siday u daciiftay, Guurtidaa lagu tuuray oo retired buu ahaa markan. Nin retired ah oo xafaayasiisii sitaa gaas u yeedhay kkkk. Nimankaas MJ Saar darod baa iska haya xeradoodu waa wada uloo ul la qaato maleh. waxa dhuloos garowe jooga hal nin oo xiniinyo uu Somaliland ku handado lihi kuma jiro.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by MujahidAishah »

.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by Rambie »

User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by GAMES »

LooL Dhulos got 10 waji. Yaab.com

Image
User avatar
RoobleAlWaliid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by RoobleAlWaliid »

GAMES wrote:LooL Dhulos got 10 waji. Yaab.com

Image
:dead: :dead: :dead: :dead: :deadrose:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Xaabsade “Puntland malaha ciidan,Somaliland Garoowe cidi kama hortaagna”

Post by Talo alle udaa »

Dhulbahante waa qabiil hab dhaqank Iidoorka ooga dhow majeertanka laakin dhalasha ahaan ku abtirsada Daarood. They deserve peace and stability.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”