Are we not supposed to be supportive and well wishers for each other?
Xishodka alle ka qadyey, ma gabadh dhan oo reer islamed ay dhalen oo ay kuso tir iyo tacab beelen ayad rabta in aad fiirash\jodaari qawan in aad dhulka u dhigtid? War isku xishood, if you are sincere and you are looking to get married, you are going to have to fork up more than a lousy 5k, war ma awr bad so xareyneysa mise qof bina adam ah? maxay tahay 5000 kun oo xun oo aad la ordeysid, jaqaf foqol jaqaf.
The damage limitations exercise :Asaga dhibka maleh naagta ogalatay inay furaash dhul yalo kuso sexaato iyo reerkeda oo bixiyay aya dhibka iska leh. Malaha qaati bilahi bay katagan yahiin lol
Dadka niyada lagama xumeeyo. All jokes aside, wallahi Sumu kun bu dhaama. Guur xalaal ah ayu raba, and what's better than that?
He seems like a VERY honest guy and qofku hadu daacad yahay waxba kama xumaadan. Maybe it's his honesty and dedication that the girl and her family like most about him. They see the potential in him
Marku ninku gabadh doonayo, Hooyoinkooda mala sedex hagbadood u gal ah oo la garab qabta badankood.
(They just don't tell people)
If Sumu hasn't got that financial support system, and he's working his butt off then Ilaahay ba la garab qabani and calaa kuli xaala, Allah SWT is the best of providers.
There are thousands of married couples living in guriyaal kaalay arag ah, who are beyond miserable.
Haday labada qof raali iska yihiin waa loo duceeya un. Waayo, waa xaal aduun and inta kale way iska iman Insh'Allah.

Let's be aware everyone and everything has its limitations.
