waayeel101 wrote:ciid mobarak dhaman.
xujajta iyo inta kaleba allaha ka aqbalo cibadada, danbigenana allaha no dhaafo.
I was watching the xujaaj live today...askar ba mesha ka buuxday markasay wayeelka kolba kufaya caawinayen..biyo dadka dusha kaga shubayen...alla maxay ajar shaqaysten.Labayka allhuma labayk ka baxysay...i got so emotional.

Ilaahyo mesha aan taga intaana xabaasha la igu ridin.