some anti-ethiopian promising guys from the school of muslim brotherhood-al tajamuc al islami founded in 1968 but it has been reinvented in 1999 by sh yusuf caynte when the founder was in his dying bed
https://m.facebook.com/profile.php?id=100000067570295#
the guys who organized the initiative such as al ustad arman represent the intellectual school of the tajamuc, others r from the diaspora.
raising power
Moderator: Moderators
Re: raising power
Sahalow isbadel noocee ah ayay nimankaan (Gurmad) waddanka la rabaan?
Re: raising power
Wallahi nimankaan sxbow barnaamig wadani ah iyo calaaqaad reer galbeedka-si looga boodo dariska- ay wadaanCaliQase wrote:Sahalow isbadel noocee ah ayay nimankaan (Gurmad) waddanka la rabaan?
Lakin waa sidee? Si aad misdaaqiyo caalami ah u yeelatid waa inaad wax qabad iyo hufnaan la timaadid, fasaadka ka taqalustid, agendahaaga dhinac kaste wax ka folisid xag security iyo ciidanka ood adiga isku tashatid maaha in aad NGO bas taqaanid ood ayaga wax ka sugtid!
Maalindhaweeto waxaa soo daatey riinjiga gudaha xafiiska mafaxweeynaha!
Ilaah baan kogu dhaarshey sanadkii afaraad uu ko jiraa xafiiskiisii baana laga raacayaa iskadaa meel kalee!
Aaway ciidankii?
Barkee wuxoo wax ka sogaayey dakhli ka imaada dibada!
Meeqo malaayiin aa ko baxdey mooshinada? Just yuulka $ 7m!
Guuleed meeqaa ko baxdey? Hadaba dadkaan waxaan naftooda ka aheen ma wataan!
Markii ay reer galbeedka ka matageen wexee isko dhiibeen itoobiya!
Marka farqiga waa kaas laakiin sida arman sheegay anigana aan laba sano ka hor ilahooda ka soo xigtey waxee ka taagan tahey yaan la isko tagin hadii sidaas xassan lago badalaayo!
Somalida ma oga laakiin wallahi billahi nimankaan ayaa wasiiradii farmaaje liiskooda soo gudbiyay marka laga reebo labo ama sadex
Nimakaan waa group qarsoon oo badan oo professor ah hadana jaamacadii ugu qatarsaneed xamar ka furay
Maktabadii ugu wayneed ayey soo wadaan
Hayada ugu cilmi baarista badan oo somalia ka saartey hayadihii reer gakbeedka ayagaa leh
Laakiin wali ma goaan san inay soo dagaan waxeey ku jiraan xamlo baraarujin ah
Waxaan somalia waa lakala furfuri karaa hadii miskax iyo qalbi shaqaynayaan
Hada suuriya waad aragtaa waxa ku dhacay mucaatadka oo iran wado qaldan ku duwday bilowgii
Sidaas oo kale anaga itoobiya ayaa isticmaalaysa card la mid ah
Adiga waxaa lagaa rabaa inaad aaliyaadkii dawladnimo aad sameysid, hadii aad isku xirtid xamar iyo baraawe oo kaliya dawladaha waaba kaa cabsani
Laakiin hadii aad anugaa kursigaan keh ku jirtid adoon is ilaalin karin maxaad dal u tari!
Urur waxaa jira xarakat ahrar asham la dhoho oo ka jira idlib iyo xalab
Wuxuu xiray gate ka turkey argagixisada ka soo galaan oo checkpoint u taalo, religious minoriieskii sida druze ta iyo christianka wuu ilaaliyay, wadahadal xabad joojin meelaha go, doonsan ayuu iran kula galaa turkiga
Idlib wuxuu u sameeyay civil admin oo emirate kama dhigin sababtoo ah intii dagaalka ka dhamaanayo xukun islami ah lama soo rogayo
Gaaladii way la yaabeen wax qabadkooda waxey yiraahdeen warnimankaan hotelada iska jiifa marabnee aan la shaqayno nimankaan cajiibka ah!
Mucaaradkii dibada hada waxay ukala ordaan assad!
Waa nimankii shaley geneva1,2, 3 kula galay!
Aduunka waa saas hadaad wax qabatid waa lagu ixtiraami!
Re: raising power
I see. Thank you.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: raising power
As soon as they get power they Will submit to foreigners.
Re: raising power
Hope notWarsheekh wrote:As soon as they get power they Will submit to foreigners.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 2014 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 21 Replies
- 2558 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 5 Replies
- 1187 Views
-
Last post by Lite-Somali
-
- 4 Replies
- 785 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 1 Replies
- 683 Views
-
Last post by LilEmperor
-
- 1 Replies
- 596 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 3 Replies
- 621 Views
-
Last post by Protagonist
-
- 2 Replies
- 17926 Views
-
Last post by matthe3234
-
- 55 Replies
- 3198 Views
-
Last post by Idman702
-
- 25 Replies
- 2111 Views
-
Last post by Machiavelli2