Waxe arkaan reer xamar lee waye

Moderators: Moderators, Junior Moderators




omgSusu000 wrote:And muufo crushed with banana, salid macsaro, bisbaas and maraq. Fantastic


PrinceNugaalHawd wrote:
Warsheikh bro meelkasta waaqoyi baa kaso galaay lol
I thought Digir was the baastoWarsheekh wrote:Cambuulo iyo Bun aka Baasto hawiye


digir cambuulo lee mahaano.BlueBlood wrote:I thought Digir was the baastoWarsheekh wrote:Cambuulo iyo Bun aka Baasto hawiye
cambuulo galey baan u haysteeWarsheekh wrote:digir cambuulo lee mahaano.BlueBlood wrote:I thought Digir was the baastoWarsheekh wrote:Cambuulo iyo Bun aka Baasto hawiye
![]()

Warsheekh finally someone who gets me..Warsheekh wrote:Liquid, Cambuulo,Bun, Koob shaah cadeys. Excellent start of the weekend weeye. Jimco kasta baan ku casheeya. Allow dhowr Cambuulo iyo Bun aka Baasto hawiye
omgSusu000 wrote:And muufo crushed with banana, salid macsaro, bisbaas and maraq. Fantastic

fixed.KingWaslawi wrote:Waqooyi: waar caliyow adeer ilaahay khayr haku siiyee, kii Maxamuud Qawdhan intaad u tagto, waxa la ii sheegay inuu joogo maqaaxidii Xaamud tuuryare ee u dhawayd mac macaanlaha ina Jaamac gaade, u tagoo waxaad ku tidhaahdaa "Xasan caga wayne ayaa saaka dhan ku raadinayay telkana waad qaban wayday markaa kii Jacfar feedho tuumbo waanu wada hadalay hawshiina waan ka dhameeyay markaa waxba halkii hore ha isku mashquulinin berri subaxa uun ha inoo ahaato bacadlihii Xaashi afbuur halkaasaynu iska sii raacaynaa".
Koonfur be like "Qandho kula af somali xumaate ar yaa ii fasiri karo qaldaankaan waxoow sheegohaayo, yaayah"

Ina adeer, You gave me an idea habeen danbe waxaan ku casheyn doono Inshallah.Susu000 wrote:Warsheekh finally someone who gets me..Warsheekh wrote:Liquid, Cambuulo,Bun, Koob shaah cadeys. Excellent start of the weekend weeye. Jimco kasta baan ku casheeya. Allow dhowr Cambuulo iyo Bun aka Baasto hawiye
omgSusu000 wrote:And muufo crushed with banana, salid macsaro, bisbaas and maraq. Fantastic

waa markaan webiga macaaneyn jirnayWarsheekh wrote:Blueblood, i heard you cagdheers boil timir? maxaa ka jiro warkaas agah?


Sheekadan ayaan ku qoslaa mar walba akhri:Warsheekh wrote:fixed.KingWaslawi wrote:Waqooyi: waar caliyow adeer ilaahay khayr haku siiyee, kii Maxamuud Qawdhan intaad u tagto, waxa la ii sheegay inuu joogo maqaaxidii Xaamud tuuryare ee u dhawayd mac macaanlaha ina Jaamac gaade, u tagoo waxaad ku tidhaahdaa "Xasan caga wayne ayaa saaka dhan ku raadinayay telkana waad qaban wayday markaa kii Jacfar feedho tuumbo waanu wada hadalay hawshiina waan ka dhameeyay markaa waxba halkii hore ha isku mashquulinin berri subaxa uun ha inoo ahaato bacadlihii Xaashi afbuur halkaasaynu iska sii raacaynaa".
Koonfur be like "Qandho kula af somali xumaate ar yaa ii fasiri karo qaldaankaan waxoow sheegohaayo, yaayah"![]()

Warsheekh wrote:Reer waqooyi are a weird bunch runtii. Lol i remember when i got married we got this oodkac mixed with dates called waslad. ina lilahi shit was disgusting.
It's been years since I had it. Lucky man!kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkKingWaslawi wrote:Sheekadan ayaan ku qoslaa mar walba akhri:Warsheekh wrote:fixed.KingWaslawi wrote:Waqooyi: waar caliyow adeer ilaahay khayr haku siiyee, kii Maxamuud Qawdhan intaad u tagto, waxa la ii sheegay inuu joogo maqaaxidii Xaamud tuuryare ee u dhawayd mac macaanlaha ina Jaamac gaade, u tagoo waxaad ku tidhaahdaa "Xasan caga wayne ayaa saaka dhan ku raadinayay telkana waad qaban wayday markaa kii Jacfar feedho tuumbo waanu wada hadalay hawshiina waan ka dhameeyay markaa waxba halkii hore ha isku mashquulinin berri subaxa uun ha inoo ahaato bacadlihii Xaashi afbuur halkaasaynu iska sii raacaynaa".
Koonfur be like "Qandho kula af somali xumaate ar yaa ii fasiri karo qaldaankaan waxoow sheegohaayo, yaayah"![]()
Laba nin baa ku wada jiray dugsigii Xalane ee tababarka lagu qaadan jirey ee ku yaalay magaalada Muqdishu xilliyadii todobatanaadkii iyo sideetamaadkii 1970s, and 1980s. Labada nin midi waa reer Muqdisho oo gurigooda ayuu Jimcaha u caraabaa. Ka kalena waa reer Hargeysa oo isagu magaaladan cid kama yaqaan oo inta badan xerada Xalane dhexdeeda ayuu iska joogaa. Waxa dhacaysa in ninkii reer Muqdishaad uu mar walba cuntooyin kala jaad ah uu u soo qaato Xalane sanduuqna ku qufusho oo sariirtiisa hoosteeda gashado maca dharkiisa. Habeenkii danbe ayuu kii reer Hargeysa gaajooday intuu saqdii dhexe kacay ayuu sanduuqii intuu gabigiisiiba banaanka u qaatay ku soo jabsaday oo wax ka soo cunay ka dibna ninkii halkii uu hore u yaallay u dhigay sanduuqii.
Xilli ay weli waaberigii ku dhowdahay ayuu u kacay kaadi ninkii reer Muqdisho, markuu sariirta hoosteedii eegayba mise waaba sanduuqii oo walhanaya oo afka kala haya, YAAB!. Ayaamahaas uun baa Matato (ama Nigis) qofba siduu u yaqaan ayaa Talyaaniga alaab looga keenay ku jiray sanduuqa. Matatihii oo koonaha sanduuqa ku jiray ayuu markiiba tebay ninkii lahaa oo yidhi; "Waar yaakhii yaa arkay Matatahaaygii!?" isagoo kor u qaylinaya oo dadkii hoolka hurday oo dhami maqlayaan. Dadka qaar baa sariirahoodu is kor saaran yihiin ee la soco. Wuxuu hadalkii kor u sii qaadaba, oo marba gees u socdo, isagoo uu xataa hanjabaayo isagoo leh; "Walaahi Eber aan ka dhigaa ka aan ku qabto Matatahayga". Haddaba cid u jawaabta waa la waayey oo dadkii oo dhami wax hurda oo aan maqleeyninba, iyo wax isnabaya oo is leh waar yaa ninkan idinka aamusiiya ayaa la noqday. Kama danbeeystii ayuu qayladii la ag tegay sariirta kii xaday laftiisii isagoo leh; "Waar Matatahaygii yaa arkay, yaa arkay Matatahaygii", Haddaba kii reer Hargeysa oo khaatiyaan taagan oo leh waar aad ka seexatide yaa kaa kaxeeya ayaa mar qudha la soo boodaya; "Waar annagaa cunaye, naga seexo!", isagoo u haysta in Matataha la yidhaa mac-macaankii uu ninka ka cunay. Halkii baa dadkii hoolka hurday oo dhami ay qosol la wada tooseen, xataa kii raadinayey baa qosolkii ku daray.
" eesh qiyaasak!