Reer Waqooyi Afsomali translation plz come in

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Reer Waqooyi Afsomali translation plz come in

Post by Djiboutian »

Nin Xamarawi ah aya bari Hargeysa degay. Marku mudo magaalada degana ayu maalin maalimaha ka mid ah Xalwo doontay. Macmacaanleh oo hotel magac leh dhinac ka xigta ayu ku weecday. Mulkiilihi aya ka soo hor baxay. Salan ka dib ayu ninki reer Somaliya yidhi:-

Somalian: Aboowe xalwo ma qabta?

Somalilander: Haa Xalwo waan qaba. Lakin waxaan ku weydiiyo maxa Xalwo ku baray?

Somalian: Aboowe xalwo waan dhooqa.

Somalilander: Aabaha iyo waxaad ahaydba ***. Halkii buu fidh iyo la'ad kala daalay.

Ragi ayaa iskugu yimi oo ninka "Somalilanderka" qabtay. "War miyaad xishoonayn oo isla yaabayn? Maxa ninka sheeshiyaha ah oo dilaysa?" aya lagu yidhi. Somalilander: "Dee xalwo ma qabta ayu igu yidhi. Haa baan yidhi. Xalwo maxa ku baran yidhi. Bal idinkuba weydiiya wuxu ugu jawaabay".
Markii suaasha laa weydiiyay ninkii ayu intii ku ciliyay " xalwo waan dhooqa ". Hadalkaasi fajac iyo amakaag ayu ku riday ragi meesha joogay. Wixi ninkii reer Somaliya ka soo gadhay maalinta dib xalwo uma cunin.

P.S. Reer Somaliya please translate.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”