Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by TheLoFather »

COOL-MAN wrote:It's over. We give 20 lo' to settle this matter.

Lodoon waa baqeel when it comes to his lo' lakin waan ka soo qaadeynaa. Wey dhamaate Chelsea xaalka ogolow
LABAATANAAA??!!!

Waar Allahaa muuna aheeyn kii Nabi Aadan iyo Lo'daba abuurey oo miyaanad Alle kabaqeen in yarba?

Waar niyoow BlueLion xaal waan siin lakin labaatan lo'aad, islaanteeydaba kamaan bixin ee afar dibi iyo lax yaroow islaaan dariskayaga ahaanjirtey eey ka guurtey na waan uu gu dari ee bal aqbalsii!
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by COOL-MAN »

:damn: :lupe: :deadrose:

War inanku baqeel sanayaa oo show sumu waxba ka dhaantid :down:
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by COOL-MAN »

Adeer anigaa kaa dhiibey lawaatanka neef ee nabigaaga ku sali :win:
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by TheLoFather »

Sumu Yaa? Acuuudka iyo bisinka!!!

Aaar niyoow horta salawaatul llaahi caleeyhi!

Laakiin Sidaas mahaa! ee malaha waxaa nad ogeeyn qiimoha eey leeyihiin iyo ineey qoomiyodaha qaar kood xataa lo'da caabudaan ee baqeelnimo meesha majirto, maha
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by COOL-MAN »

waan gartey cattle man :up:
Waxaan ku weydiyey sxb somalida lo'da (ma saas baa loo qoraa Horta?) dhaqata wey yar yihiin. In tooda badan waa geeley. Adigu ma reerkiinaa lo'da dhaqato mase adiga lee iska jeclaatey bahashu?
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by TheLoFather »

COOL-MAN wrote:waan gartey cattle man :up:
Waxaan ku weydiyey sxb somalida lo'da (ma saas baa loo qoraa Horta?) dhaqata wey yar yihiin. In tooda badan waa geeley. Adigu ma reerkiinaa lo'da dhaqato mase adiga lee iska jeclaatey bahashu?
Sxb ha sidaas baa loo qoraa.

Niyoow waa anoo yar la ii geeyey reer Abtiyaalshey oo lo'
Daqanaayey ayaan mudo yar lo'da la raacey and I got fascinated by the simple life they led and hence came the infatuation with cattle
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

Lo'doon waa Sucuudi :down: sxb waan ka dhaafee bal adigu Ino dhaq lo'da mar labaadna Cafis :up:
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Aaar Coolmanoow, garta ma isha cali ka lalaadaa ku bartey?

Post by COOL-MAN »

LoDoon wrote:
COOL-MAN wrote:waan gartey cattle man
Waxaan ku weydiyey sxb somalida lo'da (ma saas baa loo qoraa Horta?) dhaqata wey yar yihiin. In tooda badan waa geeley. Adigu ma reerkiinaa lo'da dhaqato mase adiga lee iska jeclaatey bahashu?
Sxb ha sidaas baa loo qoraa.

Niyoow waa anoo yar la ii geeyey reer Abtiyaalshey oo lo'
Daqanaayey ayaan mudo yar lo'da la raacey and I got fascinated by the simple life they led and hence came infatuation with them
:Obama: :Obama: :Obama:

Me too bro. My reer abti are lo'leys. Bahashu aad iyo aad bey u fiicantahay lakin droughtka uma adkeeysani karto sida geela. Miyaadan arag markii abaar meeley heshey laga sheekeeynayo, sac ruqa la dhimaanaayo iyo mid bakhtiye inii sawiradooda la soo qaato?

My uncle who is filthy rich in Kenya ayaa beri (1992) awoowgey oo laba kun oo sacaad miyiga u daaqeeyso ayuu ku yiri 20 neef suuqa keen aan guri weyn magaalada kaaga dhisee. Waxu ugu jawaabey, miyad i ceerteeyni rabtaa?

Less than a year later, abaar xun aya timid, 2000 oo neef laba boqol baa ka soo hartay :mindblown: :meles:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”