
Asalaamu calaykum reer Somaliland iyo Somalia.
Barasho wanaagsan bayjajkan waan akhriyey lknse waxba idinkuman darsan mar hore manta ayan go'ansaday inaan wax soo qoro.
Cubitalkan waa maasha Allah lknse dadkenu badankodu ma awoodan cusbatalada gaarka loo leeyahay oo waa qaali.
Waxa fiicnan lahayd cusbatalada dawlada oo la hagaajiyo dadkuna tabard ( charity) u sameeyan si dadka masaakinta ahi u helaan dawo iyo daryeel.
Intasan ku darsan lahaa.
Meeshana igu soo dhaweeya bal hay didina yaan cararine sheegatana ma ihi ma fahanteen idinkoo qof baa sheegato ah iyo ma aha isku haystaan idin arkaaye goor walba e.