LoDoon wrote:Mujahid ma ciidagale ayaad wax ka dhageeysataa?...xalkee joogtey maalintii uu wadaad u yimid ee ku yidhaahdeen..."wadaado waxa maqalney Cimraan baa qur'anka kujira " Wadaadki ha Suurat dhanba loogu magac darey dabadeena waxeeyy ku yidhaahdeen bal Ciidagalena ka soo saar qur'anka suu ku yidhi waar Ciidagale quraan ku ma jiro and then they said wadaad kitaabka sidatid na tus and the wadaad showed them a mini quraan and upon seeing this they said wadaad kitaabkaagu wuu yaryahey ee wadaad kitaaab weyn heeysta Ciidagale wuu ka dhex soo saarilahaa!MujahidAishah wrote:
Cidgalle maahmaah
Nimaan Ann geel lahayn waa cirka uu tuur..
Wadaad: waar ma waalantihiin dee ciidagale iyo garxajistooni qur'anka ku majiraan
Raggii: kitaab yare caqliga ma gasho Cimraan na laga hel Ciidagalena laga Waa! Dheggaa aar markaas kitaabka weyn aad u gudubtid baa ka arki doonta ciidagale orod iska tag!
Waxeeyy mooddeen Reerka la yidhaahdo Cimraan inuu yahey Cimraanka qur'anka lagu sheegey lol
Just joking!!!
