Sawdigi nin weyn aha maa reer dhan ayaad inankan yar awgi oo dacaayadiinaysa!!KingWaslawi wrote:Okay "Haddii awrka heeryadu ka dhacdo hoogay Arap baa leh".

Marka hore waa inaad 2 suaal ka jawaabtid.koorejaan wrote:LeJusticier igu dar Somaliland Private Group and Isaaq Private Group
Somaliland,Burco
waxaan ku dhashay near Baaldhaye Hawd
Qabiil Sheekh Isaxaaq binu Axmed,HJ,BL
CHEIF CAAQIL BARKHAD CABDI SHAYBE Caaqilka reerka
1) Waa inaad inu sheegtiid 5 mahmaahood oo kale ah oo Axmad Koorejaan leeyahay.
2) Cabdi waa magacii oo la soo gabiyey, waa inaad sheegtiid magaco dhan " Ma Cabdulla misa wa Cabdulcasiis misa wa Cabdulraxman misa wa Cabdulmalik misa wa Cabdulraxiim" ??