Properties value in back home
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Properties value in back home
Threadkan waxaad soo dhigi kartaa, sawirrada guri kasta oo wadankii ku yaala. Adigoo faahfaahin yar raacinaaya sida:
- Halka uu ku yaalo, magaalada iyo waliba xaafada
- Qiimaha guriga
- Goorta la dhisay
- Haddii kiro yahay Qiimaha kirada ee bishii
- Goobaha ka ag dhaw
-Iwm
Tani waxay inoo fududayn doontaa inaynu wax badan ka ogaano guryaha wadankii iyo waliba dadka safarka ah iyo kuwa wakhti kooban wadankoodii kusoo qaadanaya way caawinaysaa wax badan oo aanay hore u ogayna way ka faa'idayaan.
Waxay kaloo inoo fududay-naysaa inaynu kala ogaano Qiimaha iyo faraqa u dhaxeeya sida ay u kala qaalisan yihiin guryaha iyo maciishada kaleba ee magaalooyinka dalku.
Dad badan ayaa jecel inay wadankoodii dib ugu laabtaan oo nolol cusub oo fresh ah kasoo samaystaan iyagoo og inana wax wadankii loo dhigaa jirin.

Re: Properties value in back home
Guri waad dhisan karta, taas macno ma leh.Laakin su'aasha mesha taala waxa wayaan: mesha ma la qabsan karta? Ogo qurbaha markaad ku raagtid, dabeecadaada iyo wax yaalo badan ba is badlaya.Si kasto aad afka oo taqaanid ood dhaqanki wadanki xasuusan tahay, dhinac waxaad ka wadata qurbuhu wuxu kugu so beeray.
Anigu wadanki markaan tago walaahi labo wiiga ka bacdi waxaan ku sikta inaan tikidhkayga badalo.Cunto xumada ka soko iyo kaneecada iyo baranbarada duulaysa.Iyo nadaafad darada, iyo cadhuufta lagugu ag tufayo adoo qof la hadleya..amba qolof weyn sanka laga so saaro ado cunto la cunaya.Dadku markiiba way arkaan inaad mesha ka tirsaneyn..xita qaabka aad oo socotid ba ku sheegaya.
Waxaan dareema inaan xita mesha aan qaxooti ku ahay iyada oo wadankeygi yahy.Way iga hor timaada joogistiiso.
Inshallah khyr.Sidi ilaahy ka dhigo bay noqon.
Anigu wadanki markaan tago walaahi labo wiiga ka bacdi waxaan ku sikta inaan tikidhkayga badalo.Cunto xumada ka soko iyo kaneecada iyo baranbarada duulaysa.Iyo nadaafad darada, iyo cadhuufta lagugu ag tufayo adoo qof la hadleya..amba qolof weyn sanka laga so saaro ado cunto la cunaya.Dadku markiiba way arkaan inaad mesha ka tirsaneyn..xita qaabka aad oo socotid ba ku sheegaya.
Waxaan dareema inaan xita mesha aan qaxooti ku ahay iyada oo wadankeygi yahy.Way iga hor timaada joogistiiso.
Inshallah khyr.Sidi ilaahy ka dhigo bay noqon.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Properties value in back home
Walaal waxan aad ka hadlayso xaggaad ku aragtay, waabad naga wis wisisay. Qofku gurigiisa qaabkii uu jecel yahay u dhisto oo casri ah nadaafadu waa Hadba siddaad ka yeesho. Tusaale ahaan wadanka wax kasta oo yaalaa waa fresh and organic,khudrada iyadoo daray ah oo beerta laga soo jaray ayaa subaxa gurigaaga laguugu keenayaa iyo dhammaan wax kasta oo la cabo hilib talaagada laga soo saarayaa ma jiro isagoo fresh ah ayaad suuqa kasoo iibsanayay saa subixii noloshu gebi ahaanteed waa organic life wadankii. Markaa nadaafad darraddu waa mid qof kasta oo baali ah ag taala ama wadankii ha ahaato ama qurbaha, halkanba qurbaha laftiisa guryaha qaar baran baro iyo jiirba yaacayaan waa laga soo helayaa.
Anigu wadankii markaan tagay walahi nadaafad aanan abid arag ayaan sanka la raacayay, detol udgoon ayay guriga ku nadiifin jireen gabi Ayaantii macaa hotel aan joogay udgoonka waan yaabay subaxa anigoon qolkaaga ka dhammaan ayaa tii nadiifinay say kuu soo galaysaa. Uunsi aan qurbahaba laga helin oo udgoona waa laguu shidayaa.
Markaa meesha aad joogtay maxay ahayd? guri wacan oo aad ku nafaxaado haddaad rabto lagama dhisto meelaha over crowd ka ah. Laakiin xaafada wacan ee xoogaa ka yara baxsan magaalada ayaa laga dhistaa. Markaa ayaad nolosha macaan ee wadanka taala dareemi kartaa iyo nolosha orgaaniga ah.

Walaal guriga aad dagan tahay xita hadu nadiif yahy kii kula jaarka aha bu jiirkisu ku so galaya iyo xasharaadkiso.Waxaad arkeysa guri heersare ah ood quruxdisa aad ka yaabeysaysid oo sandaqad yari la jaar tahay.
Nasiib wanaag aniga gureyo fiicfiican ba igu so hagaagey dhowerki goor aan tagay.
Imaad fahmin waxaan ka hadleyo walaal.Arintu maaha baranbaro iyo jiir...ee taa way ka weyn tahay.I feel like a stranger in my own country.So qofku inu dareemo maaha oo yedhaah markay sida diyaarad oo so dagto; alleylhe wadankeygi baan imid oo ciida aad dhunkantid ood faraxd siyaada dareentid.Taas anigu way i maqan tahay.My first thought that cross my mind is: inaalilaah ma lix wiig baan meshan joogaya
...6 wiig waxay igu noqdaan 6yrs.
They say there's no place like home...but the Q is where's home.

Investing in land in Somalia is a bad idea.
- returns are not that great, there are much better investment ideas.
- you are speculating and making the land unnecessarily expensive for the locals. it is immoral.

-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Properties value in back home
Granny,
When I went back home everything was surreal and I loved everything ( well almost) about it. The carelessnimo of the people, kaneeco iyo baranbaro, iyo tukhsi never bothered and cunto xumo kumaan arag lakin malin waxaa dhacdey: Anakoo rabna inaanu tuulo aadno a yaan odey ii adeer ah ku idhi gaadhiga inaga dhig oo buska aanu raacno. .. waayahey bu yidhi oo bartii buseska laga raacayey buu nageeyey . Sheeko yaanan kugu badin ee
Dadki ila socdey goor eey fuuleen adba sheeg ana dad buska hortaagan ayaan daba istaag oo aan isleeyahey queue gal , markaasbey yar iyo weyn dhuq iyo odey indola' ba dhinac ii jiidhaan ooy buska iga hor maraan anoo yaaban oo side wax u jiraan leh uunbaan cod yar oo leh "hooyo kan meesha sidii tiirka u taagan mu lunsanyahey mise mu xanuusanaya" markaan is idhi bal eeg qof ka yar ee hadlaya islaan uunbaa igu soo boodoo tidhi waar kaagan jaanjaaki sidi geed ha na hortaagnaane buska fuul ama meesha dadka u banee and at that I understood that these people have no idea about the concept of queuing and that they all thought I was a a looney because I was trying to queue for the bus even my adeero had a good laugh saying waar xalkee baad moodey inaad jooogto?
That was some 9 years a go haven't been back since.

- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Properties value in back home
it's not soo much about houses and cleaning,which problem to me, but it's about conduct and lack of politeness.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Properties value in back home
Walaahi iyo a Bilaahi that bus episode of yours happened to me too.I thought I was reading my account for s sec lolllllllzLoDoon wrote:Granny,
When I went back home everything was surreal and I loved everything ( well almost) about it. The carelessnimo of the people, kaneeco iyo baranbaro, iyo tukhsi never bothered and cunto xumo kumaan arag lakin malin waxaa dhacdey: Anakoo rabna inaanu tuulo aadno a yaan odey ii adeer ah ku idhi gaadhiga inaga dhig oo buska aanu raacno. .. waayahey bu yidhi oo bartii buseska laga raacayey buu nageeyey . Sheeko yaanan kugu badin ee
Dadki ila socdey goor eey fuuleen adba sheeg ana dad buska hortaagan ayaan daba istaag oo aan isleeyahey queue gal , markaasbey yar iyo weyn dhuq iyo odey indola' ba dhinac ii jiidhaan ooy buska iga hor maraan anoo yaaban oo side wax u jiraan leh uunbaan cod yar oo leh "hooyo kan meesha sidii tiirka u taagan mu lunsanyahey mise mu xanuusanaya" markaan is idhi bal eeg qof ka yar ee hadlaya islaan uunbaa igu soo boodoo tidhi waar kaagan jaanjaaki sidi geed ha na hortaagnaane buska fuul ama meesha dadka u banee and at that I understood that these people have no idea about the concept of queuing and that they all thought I was a a looney because I was trying to queue for the bus even my adeero had a good laugh saying waar xalkee baad moodey inaad jooogto?
That was some 9 years a go haven't been back since.
-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Properties value in back home
^
Aar ileen Ummada ilaahey oo dhan bey sidaa u galeen?!

theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Properties value in back home
Waar wadankeenaa qurbaha kq nolol fiican hadad lacag sidato. laba caqabadod baa jirta guri walba horta shower kulul maleh laakiin hargeisa oo kale waad ka helaysaa meelo aad dabaal iyo biyo kululba leh. ta labaad hadad qurbaha ka tagto hometown kaaga lama tago xoogaa shaxaad bay kugu wareerinayaan maalmaha hore. Cuntadu waa fresh sidaa kingslawi sheegay. Qaad waaweyn oo madhaba waad ka helaysaa. Internet kan qurbaha ka dheereeyaa yaal. xaafad walba sports club green ahbaa ku yaal. wadanka gebigiisuba waa cashless wax walba mobil kaagaad ku gadanaysaa. Gawaadhi waaweyn oo raaxo badan baa yaal Tumusho ma taal laakiin guurku aad buu u fududyahay hadaad doonayso. hadad guri dhisanayso caasimaduhu aadbay u qaali yihiin meelaha kalaa cheap ah. boring dareemi maysid dadku waa dad kaftan badan oo sheekooyinkooda ilaahay yaab kuu keenayo.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Properties value in back home
Wadanka raaxa taal 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 2088 Views
-
Last post by daiman
-
- 2 Replies
- 2163 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 13 Replies
- 1588 Views
-
Last post by talyaaniman
-
- 38 Replies
- 9819 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 3 Replies
- 2592 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 57 Replies
- 8984 Views
-
Last post by haxxor
-
- 23 Replies
- 4557 Views
-
Last post by kambuli
-
- 29 Replies
- 5411 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 75 Replies
- 11909 Views
-
Last post by Twist
-
- 140 Replies
- 10781 Views
-
Last post by Spursman