Ciidanka Amaanka Gobolka Togdheer ayaa guud ahaan la wareegay Xafiiskii uu ku shaqayn jiray Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Halka isagiin xabsiga loo taxaabay iminkana uu xidhan yahay sida ay hada wararka nagu soo gaadhsiiyeen Wariyayaasha Ka hawl gala Gobolka Togdheer waxa wararku sheegayaan in guud ahaan ciidanka Gobolka Togdheer la wareegeen agabkii goobta yaalay ee Wariyaha sidoo kalena xabsiga la dhigay Sawirqaade Cabdimaalik Muuqaalada u duubi jiray muqaalo, Weli Ma cada sababta Wariye Coldoon loo xidhay. Lasoco Wararkayaga danbe Wixii kasoo kordha.
Salaanmedia/Burco
good riddance to his wierd journalism.

https://youtu.be/1ZWRaC7ot8I
This last video he recorded before arrested. He should be charge with tampering with murder witnesses and evidence on a on going investigation that's why CID locked him up he is very unprofessional.
https://youtu.be/-K2HLdD-wvw