bloody naughtyLeJusticier wrote:suldaan habaar name is "waaliid habaar" because his parents "cursed" him and disowned him...he was and still is trouble and very disruptive person...now suldaan habaar wants to be habaar and "cursed" by all SL coz of his trouble-making and "fitnah"...SayyidUmar wrote:
I see, he is the buurmadaw version of Isahaq![]()
Waxaa salaadiinta wada sheega oo dhan waa in mandheera loo dhaadhiciyo.
habaar waa ninkii 1996kii uu oday suufi ah oo reer axmed ah...oo wadada hor marta qudbiga sheikh madar ayuu iis yidhii baadho, waxu uu la soo baxay bastolad nooca daban'nacas ka loo yaqaan...odaygi suufiga ahaa ayaa sabaxaad uu la khacay...dabanacastii na wuu ka fara maroojiyay...habaar uu dhinaca wadada xabaalaha new hargeisa iyo waaxda uu ordaaya..ayuu odaygi suufi laba jeer futada ka toogtay... taariikhdiisa mujahidnimo baarta xabadii maray ayay ka duushay...

