X.Playa wrote:Is that the school Timiro attended! Its bazzar how she can read and understand English but can't respond in English a peculiar situation!
Lol, wax la yaab leh ama cajiib ah ma aha i qof somali ahi SOMALI qoro.
Horta yaa kugu yidhi ingriisi kuma jawaabi karo, waar war qabtidee ingriisna waan kula garanayaa somaligana waan kaa badiyaa ee orod meel fadhiiso.
Anigu keliya ingriisi waxaan ku hadlaa markay tahay lagama maarman aan la hadlayo qof aan somali ahayn lense dad somali sheeganaya ingriisi wax ugu qori maayo.
10 jirkaygaa somali qori karta isku xishood adigoo qof weyn ah u haysta ingriisi la qoraa aqoon tahay "af qalaad aqoontu miyaa"
Schooladaasi waa cajiib ingriisna waa laga bartaa kolay hadaad tegi lahayd qof dhaqan leh baad ahaan lahayd.
Ciroolayaal caruur iska dhigayaa meeshan ka buuxa.