WTF!! Somali loo kala turjumaayo!
Moderator: Moderators
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: WTF!! Somali loo kala turjumaayo!
Lol, waar masaajidka ka daaya ciyaarta waa luqada maymayda.
Kooyaan= way imanayaan
Nabi allow nimba afkii kugu amaan.
Kooyaan= way imanayaan
Nabi allow nimba afkii kugu amaan.
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: WTF!! Somali loo kala turjumaayo!
Liyu Policekana miyaay dhaantiiyaan!! Dhaanto ayay kaga dhagtay dadka qaar.
Allow sahal amuuraha.
Allow sahal amuuraha.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: WTF!! Somali loo kala turjumaayo!
Damnn and reer koonfureed say we speak the same language fukin rejects.


Re: WTF!! Somali loo kala turjumaayo!
Ina Abdullah Hassan iyo Darwiishtisi ba beeri dadkan tuuladooda ugu yimi. Markay waxa kula hadleen bu ku yidhi "Waaryadha, subaxa beeri ah, af muslin iyo af gaal mid uun aan idinku imado."
Subaaxi dambe marku waxba ka fahmi waayey bu laayeey.
Subaaxi dambe marku waxba ka fahmi waayey bu laayeey.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 184 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 1208 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 616 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 51 Replies
- 5083 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 6 Replies
- 872 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 34 Replies
- 2512 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 64 Replies
- 4026 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 3 Replies
- 592 Views
-
Last post by Murax
-
- 22 Replies
- 1895 Views
-
Last post by Siciid85
