Yeah me and HooB waan iska kaftamayna lol
Kaliil- Adna ma ku dartay lol HooB waa walaalkay yar
Moderator: Moderators


Inaayah wrote:Timiro- Macalimadayda cusub ba noqonaysa hada ka dib InshAllah haye dheh.
Yeah me and HooB waan iska kaftamayna lol
Kaliil- Adna ma ku dartay lol HooB waa walaalkay yar

Inaayah gabadh yar, HB isaguba waa wiil yar malahayga.kaliil wrote:Inaayah waxaasi waa iska caadi caashaqu ceeb maaha.inaynu aduunkan imaano waxa u sabab ahaa dad is caashaqay.labadiina kee baa yar HB qiyaastii da'diisa waan garanayaa laakiin adiga mooyi.dumarka da'da ma weydiiyo.waxa la yidhi dumarku 26 ma dhaafaan

Saxib waa fiicantahay, laakinse qoraalka aad uma arag. Waa cusubtahay baa filayaa. Next time waa lagu xusi doonaye ee dadaalka halkaa kasii wad.AirBitaale wrote:Waryaa Siciid, tartankaanu ma reer Woqooyiga kaliyaa?![]()

Ma cusbi. Ayaantaanba waan joogay.Siciid85 wrote:Saxib waa fiicantahay, laakinse qoraalka aad uma arag. Waa cusubtahay baa filayaa. Next time waa lagu xusi doonaye ee dadaalka halkaa kasii wad.AirBitaale wrote:Waryaa Siciid, tartankaanu ma reer Woqooyiga kaliyaa?![]()

lol@ dacar budhuqAGENT447 wrote:Isma odhan cidbaa kaa af Somali fican, qoraal ahaan iyo ku hadalba, lakin cid somali isku waraysataba iska yar meshan.
Sicidow xaged ciyaal xaafadkii ku ilowday,? mise meesha ree dacar budhuq iyo ree qudhac dheer unbaa isku caleemo saaray.



Iyo tekefonka la salaaxotheyuusuf143 wrote:Boqor Waslaawi waxan Ku xasuustaa "Eeshiyaanad yaroo qadhmuun"
HooBariiska wrote:Inyaaah hada waan quraacanaayaYe
Markaan dhameeyo laba eray oo muhiim ah ayaan ku odhan ee iisug


how about sheekadiisii " jaarkaygu waa MAREEXAAN"theyuusuf143 wrote:Boqor Waslaawi waxan Ku xasuustaa "Eeshiyaanad yaroo qadhmuun"


Inaayah wrote:HooBariiska wrote:Inyaaah hada waan quraacanaayaYe
Markaan dhameeyo laba eray oo muhiim ah ayaan ku odhan ee iisug
Maad i soo quracanaysa?