Jowhar Conference Going Smoothly

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

April 12 (Jowhar)— Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Jowhar wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo uu si rasmi ah u furay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa
.

The FGS have facilitated this Conference which is Likely To bear Fruit.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

Image

Munaasabada furitaanka wajiga 2aad ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay Oday dhaqameedyo ay ka mid ahaayeen Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Cabdullaahi, Suldaan Axmed Rashiid Shiikh Shuceyb,Ugaas C/xakiim Ugaas Maxaad iyo Nabadoon Maxamuud Xasan Xalane oo ku hadlay magaca duubabka.

Image
Image

Image

Image
Even Anti-HSM politicians attended the IC funded somali owned peace admin Buildin in Jowhar city.
Image
Image

Image
Happy delegation,HSM transformed this poor Country into the happies place in Sub-sahara Africa.

Image

Image
Young Emerging Hero,i wouldnt Mind him Becoming President.
Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

Various Delegations From Different Clans are Pouring into the Conference Hall.

Image

Image

Image

Image
Middle Shabelle Governor and administrator welcomes Odawaa in Jowhar International Airport after consultation in Mogadishu.
Image
Odowaa surrounding by NISA SECRET SERVICES

Image
heavy Delegation arrives in the Conference Hall.

Image
The first phase of the Conference starts Peacefully.

Image

Hotels sprung up every where,IC has poured resources to the tune of 100millions to the conference.The message is Clear,Pro-Anarchy Mooryans Groups will be a thing of the Past when Hassan Mohamud is Re-elected in 2016 August.
thehappyone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Mon Dec 02, 2013 6:00 am
Location: Isle of Fernando

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by thehappyone »

:som: :blessed:

:sland: :down:
Bibaaye6828
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1543
Joined: Thu Aug 27, 2015 6:39 pm

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Bibaaye6828 »

This is going in the right direction and hopefully soon we'll have a proper self governed maamul goboleed.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

Prominet Abgaal Politican Warns of Possible Clash B.w east and west baladweyen Community if the stalemate COntinues,75% of the elders,ugaasyo and politicans are having good time in Jowhar.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

Image

Image

Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

Middle Shabelle Clans agree To consodolate the Peace in region by Mutual CO-existance and Respect.
Image

Image

Image

Image
Image

Munaasabadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Maaliyada C/hi Maxamed Nuur iyo Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Salaad Cilmi,mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Sh/dhexe, maamulka degmada Jowhar, nabadoono, waxgarad iyo culumaa’udiinka gobolka Sh/dhexe.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

The So called Ugaas Mooryan has Failed ,The farce Conference in baladweyne which is Illegitimate which this nobody useless Ugaas has started resulted in the death of tens of people.The government of Federal will support and Finance only the Jowhar process.

FAAHFAAHIN: Dagaal Xoogan oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Balad weyne


Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaal xoogan oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed uu ka dhacay deegaan kuyaala duleedka magaalada Baladweyne.
Dagaalka ayaa saakay ka bilowday Degaanka Yarmoog oo 25-km dhanka Galbeed ka xiga Magaalada Baladweyne, waxaana dagaalka uu u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo wada degaankaasi, kuwaa oo isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.
Inta la xaqiijiyay dagaalka saakay ka bilowday Duleedka magaalada Baladweyne waxaa ku dhintay labo qof , waxaa sidoo kale ku dhaawacmay shan qof oo kale.

75% of the Clans,elders support and want to be Part of the Conference,The useless Ugaas represents a minority.
thehappyone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Mon Dec 02, 2013 6:00 am
Location: Isle of Fernando

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by thehappyone »

Sxb I don't know the difference between jowhar and beledweyne, just tell me somaliland is losing so I can sleep better.
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by LobsterUnit »

Old Somali men,conferences and a plethora of soft drinks:qabyaalad and diabetes.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by sahal80 »

Blood

Inaadan mooryaan culture background ka timid ood somali dhaqan lahayn waxaa u daliil ah inaad dhaqanka beel dhan caynaysid waayo adinka dhaqankiina waad dhacdaan marka caadi bay kula tahay shakhsiyad muqadas ka ah hiiraan!

Siyaasiyan waad uga hadli kartaa adoon maqaamka ugaaska wax u dhimin yaa mooryaan!


anaga ugaasyadeena waa dadka ugu aqoonta badan, guy reer kataal san

Ugaas hassan holds masters degree in economics was maareeyaha dekeda mogadishu iyo berbera

Mahamed dheere adviser

Veterinarian degree ayuu haystey, wuxuu 10 sano ahaa agaasimaha xanaanada xoolaha ee xarunteeda balcad ahayd asagoo reer baadiyaha xoolaha u daawayn jiray

Asaga iyo professor warfaa oo scientist weyn ah waxaa kala dhalay ugaas warfaa rooble iyo ugaas khaliif rooble

Warfaa wuxuu ku jiray gudigii khubarada UNka shirkii macedonia ee soo saarey in kosofo UNka la hoosgeeyo kadibna uu saas resolution ku soo baxay


Ugaas abdirihman wuxuu ahaa nin diinleh laakin khawaajaadka uu la shaqayn jiray ay saameeyeen noloshiisa...hal xaas iyo labo gabdho!! Mid London bay jaamacad uga baxday!
/http://hiiraan.com/news/2016/jan/warark ... -94395.htm


https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ahmed_Mumin_Warfa



Aniga boqol akhbaar oo xun waa idinka hayaa laakiin fadhi ku dirir ma aqaan...just to tell you the truth

Dhulkiisa xataa xaafadihiina xamar mobile Laguna wadan karo!

Anaga gurigeena madiina waacbeec, Marti kuma degto!

Xaafad middle class ah oo HG ya aqshiid dhinac galbeed ee duurka xiga ka samaysatey oo la dhoho salaama oo qayb ka mid ah hormuud dhisayso oo qaali ah ayaan boos ka samaysan rabnaa....some of the family went saleebaan dominated area(xamar jadiid or xamar jajab)

Wadada kaaraan jowhar wax lama marsiin karo haduusan ciidan kula socon
http://sahanside.com/2016/01/06/ciidama ... -lunsaday/

Labo askari oo shaxaad ay ka heleen wafdigii jowhar isku dilay!
http://www.warqaad.org/askri-katirsan-i ... -la-dilay/

Xaaska imaamkiinii ood dhacdeen!!!!
http://banadirland.blogspot.co.uk/2008/ ... a.html?m=1

shirka jowhar wax ka jiro maleh....just a political card against beledweyne conference, waa kan meeshii ergo la samayn lahaa iska fadhiya oo anaga na copy yaynaya!

Qarash lama siin anaga qaab sir ah baa xoogaa naloo tuurey!
http://www.jowhar.com/shir-dib-u-heshii ... harsawiro/

Labadaan gobol malafkooda son has loo dhihi dawlada soo socota...anaga maamul cusub baan dhisan rabnaa oo hiiraan bas ah ee dawlada kale

Maca Alf salaama!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by sahal80 »

Moving from your tuugo infested dharkeenley to the outskirts of yaaqshiid (dhulka banaanka xiga)

If you want to settle in car move to the HG side hiliwaa/huriwaa, hawlwadaag, xamar jajab/jadiid/ halwadaag iyo hodan

Image
https://youtu.be/FeLnbNEH2GA
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Jowhar Conference Going Smoothly

Post by Strategic »

iiraan iyo Sh/Dhexe waa labada gobol ee ka harsan dowlad goboleedyada ee la rabo in federaalka lagu dhameystiro, waxaa layaab ah in Xildhibaanada ay dhahaan, hala dhiso marka ay dowladdan waqtigeeda dhamaato, dowladda cusub ee la soo dhisayo ay saddex bilood kadib howshaas dib u bilowdo, waana wax aan dastuurka waafaqsaneyn”ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.

Waxaa uu sheegay in 14 duubabka dhaqanka ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ay 10 ka mid ah ku sugan yihiin magaalada Jowhar, isagoo xusay in 4-kale ay joogaan Beledweyn, isla markaana ay ka caga jiidayaan inay tagaan Jowhar, waxaana uu intaa ku daray in wada hadal lagula jiro.

“Waxaa nasiib darro ah in mooshinka waxa wada inay ku jiraan Xildhibaano aan u dhalan labada gobol ee ka soo jeeda deegaanada maamulada kale ee dhisan”ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”