
Might resize it later.
Moderator: Moderators





New Hargeisa mise Hodan HillsTimiro1999 wrote:Mahadsanid indr halkaa waxaan ka arkaa dhulkaygii
Yusuf going hargeisa this summertheyuusuf143 wrote:Ho else is going to Hargeisa this year ?


Ka waran hadaad tayda ila soo degtid waa dhul weyne " waxa la yidhahdaa "gacalku isma cidhiidhyo"AwRastaale wrote:New Hargeisa mise Hodan HillsTimiro1999 wrote:Mahadsanid indr halkaa waxaan ka arkaa dhulkaygii![]()
Do you have empty spot for me? I wanna be your neighbor.

Burco ayaan tegayaa anigu, yaa Burco tolow tegaya.theyuusuf143 wrote:Ho else is going to Hargeisa this year ?


Hadii ilaahay ka dhigo. Inaan labada canba kusoo qayilaan rabaa. Oo aan kalluun iyo caano badan Soo dilo . Anigu Kubushiinada iyo minikhmaanikhda ma aqaan, Marfash ciidagale weynaan sii carbuuntay. Wax hadyada 4 kitaab oo saynisa oo aan labo aan Soo dhacaan Hargeisa library geynayaa. Waxay ila tahay hadaan intaas wadanka geeyo kama darin.MujahidAishah wrote:Yusuf going hargeisa this summertheyuusuf143 wrote:Ho else is going to Hargeisa this year ?

Dadkiiba Hargeisa suu fadhiyaa ma cidbaa imika Burco Ku hadhay.Timiro1999 wrote:Burco ayaan tegayaa anigu, yaa Burco tolow tegaya.theyuusuf143 wrote:Ho else is going to Hargeisa this year ?

Yusufoow august 2015 ayaan maalin Burco tegay anigoo aan hore u arag magaaladu iska cidlo ayay ahayd.theyuusuf143 wrote:Dadkiiba Hargeisa suu fadhiyaa ma cidbaa imika Burco Ku hadhay.Timiro1999 wrote:Burco ayaan tegayaa anigu, yaa Burco tolow tegaya.theyuusuf143 wrote:Ho else is going to Hargeisa this year ?


lifeisbloodyhard wrote:Nice pic. Can one climb naaso hablood though?