
My High score is 5 now. Still trying to beat my best.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Hablaha si wax loogu sheegaa badane, bal inaadeero calaamad yaroo sida goobada oo kale ah moobilkaaga ka baadh haddaad ka hesho, barkinta kursiga fadhiga dul saaran intaan sidii qof jiqlaysanaya u dhigato xoq uun, ka dibna marka aad yara kululaato intaad qasku libidhka debciso oo dhawr goor gacmaha hoos usii daa sidii qof dhulka wax kasoo qaadanayaa. Dhibcaha aad soo faa'idana nala soo share aan kuu ducaynee.MujahidAishah wrote:Colour switch challenge
What's that when it's at home
KingWaslawi wrote:
Hablaha si wax loogu sheegaa badane, bal inaadeero calaamad yaroo sida goobada oo kale ah moobilkaaga ka baadh haddaad ka hesho, barkinta kursiga fadhiga dul saaran intaan sidii qof jiqlaysanaya u dhigato xoq uun, ka dibna marka aad yara kululaato intaad qasku libidhka debciso oo dhawr goor gacmaha hoos usii daa sidii qof dhulka wax kasoo qaadanayaa. Dhibcaha aad soo faa'idana nala soo share aan kuu ducaynee.
WeirdEssence89 wrote:KingWaslawi wrote:
Hablaha si wax loogu sheegaa badane, bal inaadeero calaamad yaroo sida goobada oo kale ah moobilkaaga ka baadh haddaad ka hesho, barkinta kursiga fadhiga dul saaran intaan sidii qof jiqlaysanaya u dhigato xoq uun, ka dibna marka aad yara kululaato intaad qasku libidhka debciso oo dhawr goor gacmaha hoos usii daa sidii qof dhulka wax kasoo qaadanayaa. Dhibcaha aad soo faa'idana nala soo share aan kuu ducaynee.![]()
![]()
Game miyaad sharaxaysa mise micna kale?
It's a game aisha.MujahidAishah wrote:Colour switch challenge
What's that when it's at home
Cheers deeqa only person here that speaks da EnglishVivacious wrote:It's a game aisha.MujahidAishah wrote:Colour switch challenge
What's that when it's at home