What about this? Today! There r even intra-one subclan wars in middle shabelle kkkkkTHE_TRUTH1 wrote:Envy Whatsahal80 wrote:هذا الشبل من ذاك الأسد
ugaas hassan ugaas khalif
Ugaas Khalif, the indisputible leader of hawadle for 45 years! The truth I bet you envy us of this clan unity!
HIiraan is in Turmoil the Only Region divided heavly still Ongoing tribal warfare stuck in civil war era no development
This week only the Wild wild Beledweyn lol
Mid ka mid ah guddoomiye xaafadeedka magaalada Beledweyne oo la dilay
by mahad | Saturday, Apr 23, 2016 | 179 views
April 23 (Jowhar)—Koox bastoolado ku hubeysan ayaa maanta ku dishay magaalada Beledweyne mid ka mid ah guddoomiyaasha xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dilka guddoomiyaha xaafada Howl-wadaag Cabdi Diiriye Darmaax ayaa ka dhacay xaafada Howlwadaag ee uu guddoomiyaha ka ahaa iyadoo kooxdii dilka geysatay ay baxsadeen.
Kooxdii dilka geysatay ayaa sidoo kale waxa ay dhaawaceen mid ka mid ah ciidamada dowlada oo ku sugnaa meel aan ka dheereyn goobta uu dilka ka dhacay.
Guddoomiyaha Xaafada Howl-Wadaag ee magalaada Baladweyne Cabdi Diiriye ayaa ka mid ahaa oday dhaqameedyada caanka ka ahaa magaalada Beledweyne iyadoo sidoo kale hore kooxo bastoolado ku hubeysan ay ugu dileen magaalada Beledweyne nabadono.
Ma jirto illaa iyo hadda cid loo qabtay falka dilka ah ee maanta ka dhacay Beledweyne, mana jirto cid sheegatay inay ka dambeysay falkan.
Dagaal labo maleeshiyo beeleed ku dhex maraya duleedka Beledweyn
by master | Thursday, Apr 14, 2016 | 3785 views
April 14 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeyo uu ka socdo deegaan qiyaastii 15-KM u jira Beledweyn.
Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan ayaa u dhaxeeya beelo wada dega galbeedka magaalada Beledweyn, waxaana dagaalkan salka ku hayaa muran maalmihii la soo dhaafay u dhaxeeyay beelahan oo ku aadan dhul daaqsin.
Wararka aanu ka heleyno magaalada Beledweyn ayaa sheegaya inay jiraan dad ku soo dhaawacmay dagaalada oo la geeyay, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalka.
Deegaanka lagu dagaalamayo oo lagu magacaabo Qaran-cad ayaa la sheegayaa inuu barakac ka bilowday, waxaana dadkii ku dhaqnaa ay u carareen deegaanada kale oo ku dhow dhow Beledweyn.
Dagaalkan ka socda duleedka dhinaca galbeed ee Beledweyn ayaa ku soo aadaya, iyadoo shirweyne dib u heshiisiin uu ka socdo magaalada, kaasoo lagu heshiisiinayo beelaha wada dega Gobolka Hiiraan.
http://radiokulmiye.com/knn/deg-deg-mal ... ka-jowhar/
These r your mooryaan-infested hawlwadaag...This is how we give them leave by stopping from the next door buundoweyn...savages closing their own shops then going to jowhar!
http://baledweyne.com/daawo-sawirada-xa ... dareemayo/
When I say hiiraan I mean hawadle
Your mooryaan jijeele killed gaaljecel DC and you want to blame us who sent them security forces bc they accept only us to rule them! Mooryan logic!
All your mooryaan minority live in that xaafad that's outskirts of beledweyne!



