Anigu bil baan joogey diridhabbe masajid maan arag, hadana bil kale Addis Ababa sidoo kale masajid maan arag.theyuusuf143 wrote:Addis 3 bilood oo aan joogay one day eedaan ma maqal. Haday ka masaajido badan tahay Hargeisa, ibriiq Laguna adimeen.AwRastaale wrote:Joseph,
Sxb you know Burao better than I do. If it has hundreds KUDOS to Burao.
Ethiopia has about 60,000 masjids. In Addis alone 250 of them call to prayer with Al Anwar being the largest near the famous Merkato market.
I doubt you can come even close to 1%.
Ethiopia magaalada masaajidada lihi waa Adari.


